7/3/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Khamiis, September 3, 2020

Khamiis, September 3, 2020 (HOL) - Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Ambasador Donald Yamamota ayaa ka hadlay kulan uu la qaatay madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland, Siciid Deni iyo Axmed Madoobe, oo labo maalin kahor tagay Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, September 2, 2020

Arbaco, September 2, 2020 (HOL) - Wasiirka arrimaha gudaha Kenya Fred Matiang'I ayaa magacaabay sagaal ruux uu sheegay iney leeyihiin mas'uuliyadda maal-gelinta Ururka Al-shabaab oo dhowr jeer weeraray qeybo kamid dalkaas.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, September 1, 2020

Talaado, September 1, 2020 (HOL) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud "Cumar Filish" ayaa waxa uu garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho uu kusoo dhoweeyay wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Jubaland Ahmed Maxamed Islaam "Axmed Madoobe" .

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Agoosto 31, 2020

Isniin, Agoosto 31, 2020 (HOL) - Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Sulaymaan Maxamed Maxamuud oo shir jaraa’id ku qabtay Magaaladda Muqdisho ayaa ka warbixiyay baaris lagu sameeyay kiisas musuqmaasuq ah oo markii hore ka bilowday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada kadibna lugaha la galay Wasaraaddo iyo hay’addo kale oo Dowladeed, Ganacsato, shirkado si gaar ah loo leeyahay, taaso dhawaan xukuno kala duwan ay ku ridday Maxakmadda Gobalka Banaadir.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Agoosto 30, 2020

Axad, Agoosto 30, 2020 (HOL) - Diyaaradda Turkish Airlines ayaa si deg deg ah uga degtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho wax yar uun ka dib markii ay duushay, sida ay xaqiijiyeen saraakiil dowladda katirsan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Agoosto 29, 2020

Sabti, Agoosto 29, 2020 (HOL) - Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in la gaaray waqtigii dib u qiimeyn lagu sameyn lahaa waajibaadka xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, oo ay dowladdu ku eedeysay inuu yar yahay awooda uu ku bixiyo taageerada siyaasadeed iyo caawinaada farsamo ee ku saabsan ajandaha dowlad dhisida Soomaaliya.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]