7/3/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Sabti, Agoosto 22, 2020

Sabti, Agoosto 22, 2020 (HOL) - Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa soo saaray war murtiyeed ay ku midaysan yihiin oo ay kagasoo horjedaan natiijada kasoo baxday shirkii magaalada Dhuusomareeb.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Agoosto 21, 2020

Jimco, Agoosto 21, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu magacii ka bedalay magaalada Dhuusamareeb, kadib marka sida uu sheegay uu soo jeedin badan ka helay qaar kamid ah siyaasiyiinta iyo dadka deegaanka .

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Agoosto 20, 2020

Khamiis, Agoosto 20, 2020 (HOL) - War-murtiyeed ayaa lagasoo saaray shirka Dhuusamareeb3, waxaa lagu heshiiyey in doorashadu noqoto Degaan doorasho xulis ku salaysan oo xildhihaankii ay soo dooranayaan 301 ergo ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Agoosto 19, 2020

Arbaco, Agoosto 19, 2020 (HOL) - Dowladda federaalka ah Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday go’aan dalka looga eryayo madaxa ugu sareeya hay’adda care International xafiiskeeda Soomaaliya Iman Cabdulaahi.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Agoosto 18, 2020

Talaado, Agoosto 18, 2020 (HOL) - Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa ku eedeysay Taiwan inay ku xadgudubtay Qaranimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya kadib markii ay xafiis diblumaasiyadeed ay ka furatay Somaliland.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Agoosto 17, 2020

Isniin, Agoosto 17, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoorqoor, ayaa sheegay inuu furmay wajigii koowaad ee shirka Dhuusomareeb 3 ayna madaxdu ka doodeen qaababka doorasho ee ay guddiga arrintaan loo xilsaaray usoo gudbiyeen dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]