7/3/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, Agoosto 11, 2020

Talaado, Agoosto 11, 2020 (HOL) - Afhayeenka ciidanka Asluubta G/sare Cabdiqani Maxamed Qalaf ayaa sheegay in 15 maxaabiis ah ay ku dhinteen, 7 kalena ay ku dhaawacmeen shaqaaqadii shalay ka dhacday xabsiga dhexe ee Xamar.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Agoosto 10, 2020

Isniin, Agoosto 10, 2020 (HOL) - Taliyaha ciidamada asluubta ee jamhuuriyadda Soomaaliya Korneyl Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa waxa uu ka hadlay weerarkii gelinkii dembe ee maanta ka dhacay xabsiga dhexe ee Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Agoosto 9, 2020

Axad, Agoosto 9, 2020 (HOL) - Taliyihii Ciidanka Madaxtoyada Puntland Gaashaanle Sare Cismaan Cumar Maxamed ayaa ku dhintay howlgal Ciidamada Puntland ka sameeyey Warshada Kabista oo maleesho mudo haysatay ay ciidamadu saaka ka qabsadeeen.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Agoosto 8, 2020

Warar aan ka helnay illo xogogaal ah ayaa HOL u sheegay in Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu mary in la joojiyo go’aan ay Golaha Wasiirada xukumadda Soomaaliya ay xayiraadda uga qaadi lahaayeen shixnadaha Qaadka keena.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Agoosto 7, 2020

Jimco, Agoosto 7, 2020 (HOL) - Wasiirka wasaaradda kalluumeysiga maamul Goboleedka Jubaland Ibraahim Cabdi Xasan ayaa waxa uu sheegay in 9 ruux ay ku dhinteen xeebaha Raas kaambooni ee Gobolka Jubada hoose ee Koonfurta Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Agoosto 6, 2020

Khamiis, Agoosto 6, 2020 (HOL) - Guddoomiyaha aqalka sare ee Soomaaliya Abdi Xaashi ayaa codsaday in baaris degdeg ah lagu sameeyo been abuur uu sheegay in lagu sameeyay Habraaca dhaqan galinta Xeerka Maaliyadda Guud dalka.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]