7/3/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, Luulyo 29, 2020

Arbaco, Luulyo 29, 2020 (HOL) - Wasiirka dekedaha Puntland Maxamed Cabdi Cismaan (Majiino) ayaa maanta shaaciyay in shirkadda DP-world aysan wax shaqo ah ka qabanin tan iyo markii ay la wareegtay maamulka dekeda Bosaso sanadkii 2017.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Luulyo 28, 2020

Talaado, Luulyo 28, 2020 (HOL) - Beesha caalamka ayaa muujiyay walaacooda iyo rajada adag ee ay ka qabaan arrintii ka dhacday Baarlamaanka Federaalka, aysan wiiqi doonin dadaallada loogu jiro is-faham siyaasadeed oo wadar-ogol ah oo laga gaaro doorashooyin waqtiyaysan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Luulyo 27, 2020

Isniin, Luulyo 27, 2020 (HOL) - Golaha wasiirrada Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadlay hadalkii kasoo baxay beesha caalamka oo ku saabsanaa sidii ay uga fal-celiyeen kalsooni kala noqoshadii lagu sameeyay xukuumaddii uu hoggaaminayay ra'iisul wasaarahii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Luulyo 26, 2020

Qadka internet-ka ee inta badan koonfurta Soomaaliya ayaa jarnaa Axaddii, sida ay sheegeen dad nala soo xiriiray oo ku nool gudaha Soomaaliya iyo kooxo madax-bannaan oo isku howla arrimaha Xuquuqda Dijitaalka, amniga iyo maamulka internetka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Luulyo 25, 2020

Sabti, Luulyo 25, 2020 (HOL) - Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta mudanayaasha aqalka hoose ee Baarlamanka ay xukuumaddiisa kala laabteen kalsoonida ayaa waxa uu caawa ka hadlay arrintaas, waxa uuna ugu horreyn sheegay in wixii maanta ka dhacay Golaha shacabka ay ahaayeen wax baal marsan sharciga dalka, balse isagoo u turaya shacabka uu xilka iska casilay.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]