7/3/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, Agoosto 16, 2020

Axad, Agoosto 16, 2020 (HOL) - Ilaa iyo 15 qofood ayeey hay'adaha ammaanka xaqiijiyeen in ay ku ku geeriyootay weerarkii gelinkii dembe ee maanta ka dhacay Hotel-ka Elite oo ku yaalla degmada Cabdicasiis, gaar ahaan dacalka xeebto liido. Waxaana sidoo kale ku dhaawacmay dad ku dhow 40 ruux.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Agoosto 15, 2020

Sabti, Agoosto 15, 2020 (HOL) - Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta khudbad ka hor jeedinayay barlamaanka Soomaaliya ayaa ka dhawaajiyay heshiis kasta oo uu lasoo galo maamul goboleedyada inuu kusoo celindoono barlamaanka dhexdiisa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Agoosto 14, 2020

Jimco, Agoosto 14, 2020 (HOL) - Beesha caalamka ayaa warsaxafadeed kasoo baxay waxay si cad ugu sheegeen in haddii shirka Dhuusomareeb cid ka mid ah madaxda ay ka qaybgeli waydo uu baabi’in doono in shirka awood u yeesho in lagu gaaro go’aamo la hirgelin karo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Agoosto 13, 2020

Khamiis, Agoosto 13, 2020 (HOL) - Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa ku baaqay in la isku raaco wadahadallada soo socda ee ka dhacaya magaalada Dhuusamareb.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Agoosto 12, 2020

Arbaco, Agoosto 12, 2020 (HOL) - Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Wasaaradaha Maaliyadda ee Dowlad-gobolleedyada dalka iyo gobolka Banaadir oo labo maalin uu shir uga socday Muqdisho ayaa la soo gabagabeeyay, iyadoo laga soo saaray warmurtiyeed.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]