7/3/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, September 9, 2020

Arbaco, September 9, 2020 (HOL) - Waxaa goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho madaxweynayaasha maamul goboleedyada Hirshabeelle, Koonfur galbeed iyo Galmudug, waxaana garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho kusoo dhoweeyay madax ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, September 8, 2020

Talaado, September 8, 2020 (HOL) - Kooxda Al-shabaab ayaa saacado kooban qabsatay degmada Balcad ee gobolka Shabeellada dhexe, waxayna la wareegeen xarumihii dowladda, waxay sidoo kale xabsiyada kasii daayeen maxaabiis dowladda u xirnaa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, September 7, 2020

Isniin, September 7, 2020 (HOL) - Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Filish ayaa hadlay sababta ka dambeysay in arday badan oo reer Muqdisho ay ku dhacaan imtixaanka shahaadiga ah ee sanad dugsiyeedka 2019/2020.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, September 6, 2020

Axad, September 6, 2020 (HOL) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe, ayaa sheegay in isaga iyo madaxweyne Deni isla qaateen in aanay haboonayn in ay kaligood madaxweyne Farmaajo wada hadal la yeeshaan, iyadoo ay maqan yihiin dhinacyadii kale ee siyaasada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, September 5, 2020

Sabti, September 5, 2020 (HOL) - Safiirka dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Danjire Donald Yamamoto ayaa war uu soo saaray wuxuu bogaadiyay hannaanka Dowladda Soomaaliya ay hadda u wajaheyso xaaladda siyaasadda dalka iyo wada-hadallada lagu wado iney ka furmaan magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, September 4, 2020

Jimco, September 4, 2020 (HOL) - Wasiirka waxbarashasda Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maamulka Puntland ugu baaqay inay qaataan manhajka cusub ee dugsiyada sare, oo dhowaan dowladda federalka kusoo bandhigtay magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]