7/3/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, September 21, 2020

Isniin, September 21, 2020 (HOL) - Beesha caalamka ayaa sheegtay hanaanka doorasho ee lagu heshiiyay in uu ka hooseeyo yoolkii Soomaaliyeed ee muddada dheer lagu taamayay ee ahaa cod-bixin toos ah oo lagu soo doorto xubnaha baarlamaanka Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, September 20, 2020

Axad, September 20, 2020 (HOL) - Gabar yar oo da’deedu tahay shan sano jir aya lagu kufsaday magaalada Muqdisho sida uu sheegay Aabaheed Yuusuf Maxamed oo warbaahinta kula hadlay hoygiisa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, September 19, 2020

Sabti, September 19, 2020 (HOL) - Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa weerar afka ah ku qaaday Soomaalida ku nool gobolka Minnesota.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, September 18, 2020

Jimco, September 18, 2020 (HOL) - Madasha xisbsiyada siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay natiijadii kasoo baxday wada hadalkii dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada, kaasoo ugu dambayn heshiis looga gaaray hannaanka doorashada soo socota.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, September 17, 2020

Khamiis, September 17, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay raysal wasaare kadib muddo ku dhow labo billood oo dowlada federalka ku shaqeynaysay xukuumad kumeel gaar ah.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]