9/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, November 30, 2020

Isniin, November, 30, 2020 (HOL) - Dowladda Kenya ayaa jawaab ka bixisay tallaabadii dowladda Soomaaliya ay dalkeeda uga saartay safiirkii Kenya Lucas Tumbo oo la amray in dib dalkiisa ugu laabto.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, November 29, 2020

Axad, November, 29, 2020 (HOL) -Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha dibadda dawladda Soomaaliya Maxamed Cali Nuur oo goor dhaw ka hadlay warbaahinta dawladda ayaa sheegay in Soomaaliya ay dib ugu yeeratay safiirkeeda Kenya danjire Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, waxaana ay safiirka Kenya danjire Lucas Tumbo ku wargalisay in uu dalkiisa wadatashi ugu laabto.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, November 28, 2020

Sabti, November, 28, 2020 (HOL)- Generaal Abuukar Xaaji Warsame Xuud oo ah hoggaamiyaha Jabhada fadhiggoodu yahay deegaanka Ceelgaal ee dulleedka magaalada Beledweyne oo la hadlay BBC ayaa sheegay in ay diidan yihiin maamulka Hirshabeelle oo sida uu hadalka u dhigay ah maamul sharci darro lagu dhisay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, November 27, 2020

Jimco, November, 27, 2020 (HOL) -Qof isku soo xiray Walxaha Qarxa ayaa isku qarxiyay maqaayadda jalaato Devino oo ku taal wadadda laga galo Garoonka diyaaradaha Ee Adan Cade ,maqaayada ayaa ah mid inta badan dadku isugu yimaadaan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, November 26, 2020

Khamiis, November, 26, 2020 (HOL) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud Filish oo ka hadlayay qoddobadii ku jiray War-murtiyeedkii maanta ka soo baxay midowga musharixiinta ayaa ku tilmaamay wax aan soconeynin.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, November 25, 2020

Arbaco, November, 25, 2020 (HOL) -Wararka naga soo gaaraya degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa sheegay in Al-shabaab toogasho ku dileen dad hal qoys ka tirsanaa

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]