9/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Sabti, December 12, 2020

Sabti, December, 12, 2020 (HOL) - Xafiiska Hantidhowrka guud ee Dowladda Soomaaliya ayaa qoraal ka soo baxay waxaa lagu shaaciyay magacyada Wasiirro iyo Xildhibaanno hore oo la sheegay in ay ku maqan yihiin hanti dowladdu leedahay oo dhamaantood ah gaadiid u badan kuwa aysan rasaastu karin.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, December 11, 2020

Jimco, December, 11 2020 (HOL) - Raysal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa galabta casir liiqii gaaray magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, waxaana halkaas kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo ku xigeenkiisa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, December 10, 2020

Khamiis, December, 10 2020 (HOL) - Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa fuliyay labo duqeyn oo cirka ah oo lagu bartilmaameesaday khubaro katirsan al-Shabaab oo qaraxyada sameeya, waxayna duqayntu ka dhacday agagaarka Jilib.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, December 9, 2020

Arbaco, December, 09, 2020 (HOL)-Warar dheeraad ah iyo faah faahinno ayaa ka soo baxaya weerar dhabagal ah oo lagu laayay saraakiil ka tirsanaa qeybta 21aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, December 8, 2020

Talaado, December, 08, 2020 (HOL) - Guddiyada ay dowladdu u saartay doorashada 2020-21 ayaa maalmihii ugu danbeeyayba ku howlanaa sidii ay u dhameystiri lahaayeen howlaha u harsan si ay u sii anba--qaadaan howlaha loo idmaday.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, December 7, 2020

Isniin, December, 07, 2020 (HOL) - Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble oo maanta ka qeybgalay shirka Iskaashiga Soomaaliya iyo Beesha caalamka ayaa sheegay in xukuumadda uu hogaamiyo mar walba diyaar u tahay fulinta dhamaanba heshiisyadii horey looga gaaray doorashada.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]