Madaxweynaha Soomaaliya Sharif Sheikh Axmed ayaa maanta booqasho ku yimid dalka Talyaaniga, isaga oo ka soo kicitimay dalka Masar halkaas uu wada hadalo kula yeeshay Madaxweynaha Masar Xusni Mubaarak.
Halkaan Hoose ka daawo Sawiro laga qaaday socdaalka Madaxweynaha
