5/20/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, April 27, 2020

Isniin, Abril 27, 2020 (HOL) - Waxa goor dhow soo baxay warbixintii maalinlaha aheyd ee wasaaradda caafimaadka oo ku aadaneyd xaaladda dalka iyo xanuunka COVID-19. Warka ayaa waxaa lagu sheegay in maanta oo qura inta la xaqiijiyay Soomaaliya ay xanuunkan ugu dhinteen 3 ruux oo bukaan ahaa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, April 26, 2020

Axad, Abril 26, 2020 (HOL) - Khilaaf siyaasadeed oo xoogan ayaa ka jira dowlad goboleedka Hirshabelle, khilaafkaas oo u dhexeeya madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo guddoomiyaha barlamaanka maamulkaas Sheikh Cismaan Barre Maxamed.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, April 25, 2020

Sabti, Abril 25, 2020 (HOL) - War kasoo baxay wasaaradda caafimaadka ee Jamhuuriyadda fadaraalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu shaaciyay halka uu marayo xanuunka samfareenka ah ee COVID-19, kaas oo aad ugu sii fidayo gudaha Soomaaliya .

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, April 24, 2020

Jimco, Abril 24, 2020 (HOL) - Wasiirka maaliyadda dowladda federalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ka jawaabay sababta dowladda u bixin la’dahay lacagihii halka milyan ahayd ee ay u balanqaaday inay siinayso dowlad goboleedyada Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, April 23, 2020

Khamiis, Abril 23, 2020 (HOL) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi kaariye Qoorqoor ayaa goor dhowayd magaalada Dhuusomareenb kaga dhawaaqay liiska Golihiisa wasiirrada oo ka kooban 23 xubnood.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, April 22, 2020

Arboco, Abril 22, 2020 (HOL) - Warbixin kooban oo shalay oo Talaado aheyd lagu soo saaray bogga Twitter-ka ee Booliska degmada Tukwila oo dhinaca Koonfur daris kala ah magaalada Seattle ayaa lagu sheegay in is xabadeyn ka dhacday…….

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]