7/3/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, Juun 17, 2020

Arbaco, Juun 17, 2020 (HOL) - Shirkii wada-hadalada Somaliland iyo Soomaaliya ee ka socday Waddanka Jabuuti ayaa caawa labadii dhinac ku kala saxeexdeen waxa loo yaqaan Minutes-ka, kaasi oo ah is afgarad hordhac ah oo labada dhinacba isla qaateen.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Juun 16, 2020

Talaado, Juun 16, 2020 (HOL) - Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa ku dilay magaalada Muqdisho nin oday ah oo miis yar oo ganacsi ku lahaa Ceel-gaabta Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Juun 15, 2020

Isniin, Juun 15, 2020 (HOL) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni, ayaa maanta sheegay in aysan Puntland marnaba raali ka ahaandoonin natiijo kasta oo kasoo baxda shirka Jabuuti uga socda Soomaaliya iyo Somaliland.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Juun 14, 2020

Axad, Juun 14, 2020 (HOL) - War murtiyeed kooban ayaa kasoo baxay kulankii hoggaamiyayaasha dowladda federalka Soomaaliya iyo Somaliland ay ku lahaayeen dalka Jabuuti.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Juun 13, 2020

Sabti, Juun 13, 2020 (HOL) - Isbuuca soo socda ayaa la rajeynayaa in ay kulmaan madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweyne Somaliland Muuse Biixi Cabdi, kulankaas oo qorshahu yahay inuu ka dhaco Jabuuti.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Juun 12, 2020

Jimco, Juun 12, 2020 (HOL) - Guddoomiyaha aqalka sare ee Soomaaliya ayaa magacaabay guddi ka kooban sagaal xubnood oo ka shaqeyndoona sidii ay iskugu keeni lahaayeen madaxda dowladda federalka iyo dowladdaha xubnaha ka ah.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]