4/19/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Mar 26, 2017
Mid ka mid ah wasiirradii maamulka Khaatuma oo geeriyooday

 

Axad, Maarso, 26, 2017 (HOL) – Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha maamulka khaatuma Yaasiin Axmed Sulub, ayaa ku geeryooday magaaladda Diri-dhaba ee Dalka Itoobiya, sida masuuliyiin maamulka Khatumo ka tirsan ay sheegeen.

Wasiirka ayaa la sheegay in xanuun dhinaca wadnaha uu kusoo booday.

Faafaahinta iyo taariikh nololeedka Wasiirka waan idin soo gudbineynaa:

Hassan Istiila
[email protected]
Mogadishu,Somalia