7/7/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, Maarso 22, 2022

Talaado, Maarso, 22, 2022 (HOL) - Afhayeenka madaxtooyada maamulka Hirshabeelle ayaa goordhaw shaacisay in dib u dhac uu ku yimid doorashada laba kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu waday in maanta doorashadoodu ka dhacdo magaalada Baledweyne.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Maarso 21, 2022

Isniin, Maarso, 21, 2022 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday lacag dhan $5 milyan oo dollar ah inay siinayso ciddii keenta xog ku saabsan halka uu ku sugan yahay Jehad Serwan Mostafa oo loo yaqaan Axmed Gurey oo la rumeysan yahay in uu xubin sare ka yahay kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Maarso 20, 2022

Axad, Maarso, 20, 2022 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Ciise Kayd Maxamuud, ayaa sheegay in xukuumada Somaliland ay dacwada madaxbannaanida Somaliland u gudbinagso maxkamadaha caalamka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Maarso 19, 2022

Sabti, Maarso, 19, 2022 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo caawa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu u sharraxan yahay xilka madaxweynaha Soomaaliya, ayaa sheegay inay ka go`an tahay inuu qeyb ka ahaado dadaalka kasta oo meesha looga saarayo madaxweyne Farmaajo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Maarso 18, 2022

Jimco, Maarso, 18, 2022 (HOL) - Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbalad Axmed Maxamed Islaam, ayaa ka qeybgalay kulan ay lahayeen Wakiilada midowga Yurub ee Soomaaliya oo looga hadlayay waqtiga kala guurka ah ee howlgalka AMISOM, arrimaha amaanka Soomaaliya iyo qorshaha ATMIS ee lagu badalayo howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Maarso 17, 2022

Khamiis, Maarso, 17, 2022 (HOL) - Qaraxaan oo ahaa mid jugtiisa laga maqlay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir ayaa goordhaw ka dhacay agagaarka xarunta degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Maarso 16, 2022

Arbaco, Maarso, 16, 2022 (HOL) - Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Larry André oo wareysi siiyay mid kamid ah warbaahinta maxaliga ah, ayaa sheegay in sharcigooda uu dhigayo in aan dad weynaha lala wadaagin heerka fiisaha ee shakhsiga.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]