7/7/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, Maarso 15, 2022

Talaado, Maarso, 15, 2022 (HOL) - Xildhibaanka Koongareeska Maraykanka Ilhan Cumar ayaa sheegtay dowladda Maraykanka inay doonayso Soomaaliya oo hesho madaxweyne la aqbali karo oo ku yimaada doorasho hufan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Maarso 14, 2022

Isniin, Maarso, 14, 2022 (HOL) - Waxaa goordhaw oo Caawa soo gabagaboobay doorashada kursi ka mid ah Golaha Shacabka oo tartankiisa aad u adkaa oo ka qabsoomay magaalada Baledweyne, kaasoo sumadiisu yahay HOP 004, oo uu horay ugu fadhin jiray Maxamed Xasan Ibraahin Qoone

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Maarso 13, 2022

Axad, Maarso, 13, 2022 (HOL) - Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa war qoraal ah oo uu soo saaray ku sheegay inuu hakiyey doorashada kuraasta harsan ee taala magaalada Beledweyne sababo uu ku sheegay inay la xiriiraan amni iyo isqabqbasi ka dhexjira beelaha uu ka dhaxeeyo kuraasta aan wali doorashadooda la qabanin.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Maarso 12, 2022

Sabti, Maarso, 12, 2022 (HOL) - Baaritaan cusub oo ay sameysay wasaarada difaaca dalka Mareykanka ee Pentagon, ayaa lagu oggaaday khaladaadkii sahlay weerarkii al Shabaab ay ku qaadeen saldhig ay leedahay dowladda Kenya balse ay isticmaalayeen ciidanka dowladda Mareykanka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Maarso 11, 2022

Jimco, Maarso, 11, 2022 (HOL) - Xildhibaan Maxamuud Muxumed Kuulow oo kamid ahaa xildhibaannadii Baarlamaanka JFS ee dhowaan lagu doortay magaalada Kismaayo, ayaa galabta ku geeriyooday magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Maarso 10, 2022

Khamiis, Maarso, 10, 2022 (HOL) - Guddiga hirgelinta doorashada maamulka Hirshabeelle ayaa Maanta magaalada Baledweyne ku qabtay doorashada sadax kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dalka, kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Baledweyne.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]