4/18/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Mar 24, 2017
Qarax ayaa laga maqlay magaaladda Muqdishu

 

Jimco, Maarso, 24, 2017 (HOL) -Xaafada Seey-biyaano ee degmadda Hodan, waxaa ka dhacay Qarax xoogan, sida dadka degaanka ay u sheegeen, Hiiraan Online.

Lama oga waxa sababay Qaraxa, balse waxaa loo maleynayaa in Gaari uu qaraxay.

Xaafada Seey-biyaano, waxaa ku yaalla suuqa ugu weyn ee Khaadka lagu iibiyo, waxaa sidoo kale ku nool dad barakacyaal ah.

Wixii kusoo kordha halkaan kala soco.

Mogadishu, Soomaaliya