9/30/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, Oktoobar 6, 2021

Arbaco, October, 6, 2021 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa amar ku bixisay in mudo 15 cisho ah gobolka Sanaag lagaga masaafuriyo ganacsatada kasoo jeeda maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee magaalada Ceerigaabo ka ganacsan jiray.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Oktoobar 5, 2021

Talaado, October, 5, 2021 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa Raysal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ku eedeysay in uu ka been sheegay qadiyada dadka reer koonfurka ah lagaga tarxiilayo Laascaanood.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Oktoobar 4, 2021

Isniin, October, 4, 2021 (HOL) - Puntland ayaa dib u dajin kumeel gaar ah u sameysay boqolaal qoys oo ay Soomaliland kasoo tarxiishay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Oktoobar 3, 2021

Axad, October, 3, 2021 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay talaabadii Soomaaliland ay uga soo masaafuriyeen degmada Laascaanood boqolaal shacab Soomaaliyeed ah oo ku noola magaaladaasi, kuwaas oo kasoo jeeday koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan gobolada Baay iyo Bakool.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Oktoobar 2, 2021

Sabti, October, 2, 2021 (HOL) - Cabaas Samaw Maxammed Xasan oo kamid ah dadka kasoo jeeda gobolada Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, ee Somaliland Laascaanood ka masaafurisay, ayaa sheegay in tirada dadka la masaafuriyay dhantahay 700 oo qof oo iskugu jira rag, dumar iyo caruur.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Oktoobar 1, 2021

Jimco, October, 1, 2021 (HOL) - Xaalad kacsanaan ah ayaa laga dareemayaa gobolka Galgaduud ee Galmudug, iyadoo ciiddamada Ahlusunna Waljameeca ay isku ballaariyeen qeybo kamid ah gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]