9/30/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, Oktoobar 18, 2021

Isniin, October, 18, 2021 (HOL) - Waxaa maanta si rasmi ah xariga looga jaray dhismaha Terminaalka cusub ee garoonka Ugaas Khaliif ee magaalada Baledweyne.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Oktoobar 17, 2021

Axad, October, 17, 2021 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in todobaadka soo socda ay bilaaban doonto doorashada Xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Oktoobar 16, 2021

Sabti, October, 16, 2021 (HOL) - Qaraxaan oo ahaa mid aad u xoogan ayaa laga maqlay inta badan xaafadaha Magaalada Baledweyne ayaa ka dhacay gudaha Saldhiga Booliiska degmada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Oktoobar 15, 2021

Jimco, October, 15, 2021 (HOL) - Hay'ada Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini-adam-nimada ee OCHA, ayaa iyadoo xiganaysa PRMN sheegtay in tirada dadka xukuumada Somaliland ka saartay magaalada Laascaanood iyo hareeraheeda ay gaadhay 7,250 qof.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Oktoobar 14, 2021

Khamiis, October, 14, 2021 (HOL) - Dowladda Maraykanka ayaa carrabka ku adkaysay in loo baahan yahay in la dhameystiro doorashooyinka Soomaaliya, isla markaana si degdeg ah loo dhameeyo khilaafka Farmaajo iyo Rooble.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]