9/30/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, Oktoobar 31, 2021

Axad, October, 31, 2021 (HOL) - Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa xilka qaadis ku sameeyay Agaasimahii hay'dda Socdaalka iyo Jinsiyada Soomaaliya Maxamed Aadan Koofi.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Oktoobar 30, 2021

Sabti, October, 30, 2021 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa walaac xooggan ka muujisay xarig wadareed dowladda Zambia ay kula dhaqaaqday dad Soomaali ah oo ku nool magaalada Ndola ee dalka Zambia oo loo beegsaday hab isir ah, iyadoo aan loo eegin dhalasho ahaan,

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Oktoobar 29, 2021

Jimco, October, 29, 2021 (HOL) - Wararka ka imaanaya degmada Awaare ee gobolka Jarar oo ka tirsan dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in goob lagu magacaabo Kabog oo hoos timaadda qabalaha Bukudhabo ay dad gaaraya 30 qof ku sumoobeen neef geel ah oo ay hilibkiisa cuneen.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Oktoobar 28, 2021

Khamiis, October, 28, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay inuu joojiyey heshiis kasta oo ku saabsan kala wareejinta, iibka, kireynta dhulka danta-guud, inta laga soo dhammeystirayo xeerarka iyo shuruucda Baarlamaan ee hageysa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Oktoobar 27, 2021

Arbaco, October, 27, 2021 (HOL) - Ciidamadii Ahlu Sunna Waljameeca ee afartii maalmood ee lasoo dhaafay degmada Guriceel kula dhex dagaalamaayay ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa aroornimadii hore ee saakay isaga baxay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Oktoobar 26, 2021

Talaado, October, 26, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdikaariye Qoorqoor, ayaa sheegay in dagaalka Guriceel ka socda uu yahay mid Galmudug ku difaacayso jiritaankeeda isla markaana wuxuu ku eedeeyay garabka Ahlusunna Waljamaaca in ay diideen in ay tabashadooda si nabad ah u sheegtaan.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]