9/30/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Khamiis, November 25, 2021

Khamiis, November, 25, 2021 (HOL) - Golaha midowga Musharraxiinta ayaa kasoo horjeestay sida haatan ay ku socdaan doorashooyinka Soomaaliya, iyagoo sheegay in ay ka dhalan karto burbur baahsan oo dalka ku habsada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, November 24, 2021

Arbaco, November, 24, 2021 (HOL) - Taliyaha ciiddanka lugta ee xoogga dalka Soomaliyeed, General Maxamed Biixi ayaa sheegay in aysan marna raalli ka ahaan doonin in AMISOM ku gorgortanto joogitaankeeda Soomaaliya, si loogu fuliyo danaheeda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, November 23, 2021

Talaado, November, 23, 2021 (HOL) - Doorashada shan kursi oo katirsan kuraasta xildhibaannada gobolada waqooyi ee Somaliland, ayaa lagusoo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, iyadoo kuraasta qaarkood ay kusoo laabteen xildhibaanno horey u joogay golaha shacabka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, November 22, 2021

Isniin, November, 22, 2021 (HOL) - Guddiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya ayaa sheegay in uusan jirin xeer tartanka doorashada ka mamnuucaya saraakiisha dowladda Soomaaliya ee xilalka ka haya iyo kuwa aan haynba.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, November 21, 2021

Axad, November, 21, 2021 (HOL) - Guddigii baarayey kiiska Ikraan Tahliil Faarax, oo ah gabar ka tirsan NISA oo la la’yahay tan iyo June 26 2021, ayaa caawa soo saaray natiijo horudhac oo ay sheegeen inay kasoo baxday baaritaankooda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, November 20, 2021

Sabti, November, 20, 2021 (HOL) - Allaha u naxariisto agaasimihii Radio Muqdisho, Cabdicasiis Maxamuud Guuleed Afrika, ayaa lagu dilay qarax gaarigiisa loogu xiray oo goor dhowayd ka dhacay magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, November 19, 2021

Jimco, November 19, 2021 (HOL) - Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay qabashada doorashada 11- kursi oo ah Golaha Shacabka, iyagoo usoo gudbiyay guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]