DAAWO: Warbixin Dhul-gariirkii 2011 ka dhacay Christchurch, New Zealand: BAAFO & HARERI

Axad, May 15, 2016 (HOL) — Magaalada Christchurch ee Dalka New Zealand, ayaa dib ugu soo kabanaysa dhul-gariirkii xoogga lahaa ee ku dhuftay Sanadkii 2011-kii, kaasoo ay ku dhinteen ku dhawaad 200-qof.

Haddaba, warbixn la xiriirta dhul-gariirkaas, waxaa soo diyaariyay Wariyyeaasha C/salaam Hereri iyo Ibraahim Cumar Baafo oo hawl shaqo u jooga Waddanka New Zealand.


Ibraahim Baafo, Hiiraan Online
E-mail:
[email protected]
Christchurch, New Zealand