Talaado, December 31, 2013 (HOL) — Liiska xildhibaanada baarlamaanka Puntland ee sanadka 2014, ee xalay Guddiga Xallinta Khilaafaadka iyo Ansxinta ay shaaciyeen, waxaa ka dhex muuqda in badan oo kamid ah xildhibaanadii ku jirey baarlamaankii uu waqtigiisu dhamaaday. Gobollada ay xildhibaanada badani dib usoo laabteen waxaa kamid ah: Sool, Cayn, Sanaag iyo Haylaan.
Xildhibaanada Gobollada Bari, Karkaar iyo Gardafuuy:
- Maxamed Cusmaan Xasan
- Saciid Cali Maxamed
- Salaad Xareed Cali
- Cabdixakiin Maxamed Cabdi
- Ismaaciil Cabdi Abtiile
- Axmed Cali Xaashi
- Maxamed Cali Guleed
- Cusmaan Dalmar Yusuf
- C/rashid Maxamed Xirsi
- Axmed Jamac Cabdulle
- Xasan Xaange Maxamed farax
- Cabdiqaadir Faarax Bootaan
- Maxamed Farax Nuux
- Burhaan Adan Cabdi
- Maxamuud Farax Warsame
- Xusein Yasiin Xaaji Diiriye
- Xariir Gaas Gutaale
- Saadaq Abshir Garaad
- Cali Jamac Farax
- Adan xaaji Xusein Ismaaciil
- Cali Axmed Cusmaan
Maxamed Salaad Xaaji Dirir, Hiiraan Online
[email protected]
Puntland, Soomaaliya