DAAWO SAWIRRADA: Soomaali shalay laga keenay dalka Koonfurta Suudaan oo ay Dagaallo ku dhexmarayaan dhinacyo is-haya

Talaado, December 31, 2013 (HOL) — Shalay ayaa waxaa garoonka diyaaradah Muqdisho laga soo dajiyay 131-qof oo Soomaali ah, kuwaasoo isugu jiray rag iyo dumar laba tododbaad ku xayirnaa dalka Koonfurta Suudaan oo ay colaado ka socdaan.

Haddana halkan ka Daawo sawirrada dadkan dib loogu soo celiyay dalkooda:










Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya

More News