More Articles
Axad, Luulyo, 2, 2023 (HOL) - Dhacdo naxdin leh ayaa ka jirta Deegaanka Tareedisho ee duleedka Muqdisho, gaar ahaan qabuuraha Macalin Nuur, taasi oo ku aadan in meydadkii la aasay 50 sanno ka hor ay hadda la baxayaan eheladooda, kaddib markii dad aan la garaneynin ay xili habeen ah burburiyeen qabuuraha.
Warkii oo dhan
Sabti, July, 1, 2023 (HOL) - Puntland ayaa sheegtay inay isisoo dhiibeen 12 dagaalame, kuwaas oo kasoo goostay kooxda Daacish ee ku sugan buuralayda Calmiskaad ee gobolka Bari.
Jimco, Juun, 30, 2023 (HOL) - Xildhibaanadda Beesha Xawaadle ee Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa si kulul uga horyimid xilka qaadistii Cali Jeyte Cismaan, islamarkaana weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha maamulkaas Cali Guudlaawe Xuseen.
Khamiis, Juun, 29, 2023 (HOL) - Puntland ayaa ka codsatay bankiga adduunka iyo hay’adda lacagta IMF, in la hakiyo oo dib loo dhigo dayn cafinta Soomaaliya, inta heshiis laga gaarayo nidaamka dowlad dhiska Soomaaliya.
Arbaco, Juun, 28, 2023 (HOL) - Golaha Ammaanka ee QM ayaa cod aqlabiyad ah ku meel mariyey qaraar lix bilood ah oo lagu kordhinayo illaa bisha December ee soo socota xilliga hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS).
Talaado, Juun, 27, 2023 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal badan ku bixineysa sidii dalka looga qaadi lahaa Cunaqateynta hubka saaran soomaaliya oo ay Qaramada Midoobay saartay Sanadkii 1992-kii xiligaas oo ay dhacday Dowladdii Kacaanka.