7/6/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Khamiis, December 29, 2022

Khamiis, December, 29, 2022 (HOL) - Xukuumada Somaliland, oo ka jawaabaysa diidmo ay xukuumada Soomaaliya ka muujisay shidaal shirkada Genel Energy ka qodayso Somaliland, ayaa sheegtay in ay iyadu masuul ka tahay maamulka khayraad keeda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, December 28, 2022

Arbaco, December, 28, 2022 (HOL) - Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee dowladda Soomaaliya, ayaa ku eedeysay shirkadda shidaal baarista ee Genel Energy ee laga leeyahay UK, inay howlo sharci darro ah ka waddo Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, December 27, 2022

Talaado, December, 27, 2022 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa hakisay duulimaadyada rayidka ah ee garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, xilli uu halkaasi maalinta berrito ah kasoo wajahan yahay madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, December 26, 2022

Isniin, December, 26, 2022 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirkii 4-aad ee golaha wadatashiga qaranka ee dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah oo maanta ka furmay madaxtooyada Qaranka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, December 25, 2022

Axad, December, 25, 2022 (HOL) - Ciidamada ammaanka Galmudug ayaa xabsiga dhigay Odayaal saakay saxaafadda kula hadlay magaalada Cadaado kuwaas oo ka soo laabtay deegaannada Alshabaab haysato ee Galmudug.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, December 24, 2022

Sabti, December, 24, 2022 (HOL) - Wasiirkii warfaafinta maamulka Koonfur Galbeed, Ilyaas Cali Nuur ayaa caawa shaaciyay inuu iska casilay xilkiisii, sababa xiriira shaqaaqadii ka dhacday magaalada Baydhabo.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]