7/6/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Jimco, December 23, 2022

Jimco, December, 23, 2022 (HOL) - Guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya, Sheikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa sheegay, qalalaasaha ka socda magaalada Baydhabo in lagu doonayo sidii loo fashilin lahaa shirka dib u heshiisiinta ee loo madlan yahay horraanta bisha January.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, December 22, 2022

Khamiis, December, 22, 2022 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa goordhaw xaqiijisay in ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidanka deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleeyda iney si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta degmada Ruunirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, December 21, 2022

Arbaco, December, 21, 2022 (HOL) - Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur, ayaa shaaciyay inay maanta dalka kusoo laabteen qaar katirsan ciidamada Soomaaliyeed ee tababarka kusoo qaatay dalka Eritrea.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, December 20, 2022

Talaado, December, 20, 2022 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa shaaciyay in ciidamada Soomaaliyeed ee Eritrea ku maqan ay dalka kusoo laaban doonaan dhammaadka bishaan illaa bisha January ee sannadka cusub.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, December 19, 2022

Isniin, December, 19, 2022 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay afar xubnood oo katirsan Alshabaab uuna hoggaaminayay sarkaal lagu magacaabo Maxamed Cali Xasan oo loo yaqaano Macalin Xudeyfa, inay maanta isku soo dhiibeen Ciidamada Qalabka Sida ee ku sugan HirShabeelle.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, December 18, 2022

Axad, December, 18, 2022 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay maydka sarkaal sare oo katirsanaa ururka Alshabaab oo lagu magacaabo, Yuusuf Maxamed Jingaab (Wasiir).

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]