7/6/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, December 11, 2022

Axad, December, 11, 2022 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah Xalay la qaatay Dhaxal sugaha Boqortooyada dalka Sacuudi Carabiya, ahna Raysal wasaaraha dalkaas Amiir Salmaan Bin Maxamed.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, December 10, 2022

Sabti, December, 10, 2022 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay fal ka baxsan xuquuqda aadanaha, oo ay sheegtay inay ku kaceen AlShabaab, kaddib markii Alshabaab ay 100 kamid ah dagaalamayaasheeda oo ku dhaawacmay Aadan Yabaal ay dhameystirtay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, December 9, 2022

Jimco, December, 9, 2022 (HOL) - Qarax gaarigiisa lala eegtay ayaa lagu dilay taliyihii hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ee gobolka Gedo Cabdiraxmaan Bakaal Kooke.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, December 8, 2022

Khamiis, December, 8, 2022 (HOL) - Hay'adda lacagta adduunka ee IMF ayaa warbixin cusub oo ay maanta soo saartay waxay ku sheegtay in dowladda Soomaaliya ay buuxisay dhammaan sharuudihii looga baahnaa, si looga cafiyo deymaha badan ee lagu leeyahay dalka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, December 7, 2022

Arbaco, December, 7, 2022 (HOL) - Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay, dowladda Soomaaliya in aysan marnaba ku talo galin inay hubayso qabaa’ilada Soomaaliyeed, hase ahaatee wuxuu sheegay dowladdu inay qabaailada ku taageertay inay deegaanadooda ka xoraystaan kooxda Alshabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, December 6, 2022

Talaado, December, 6, 2022 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa wada-hadal u furma xukuumada Soomaaliya ku xidhay 7 shuruudood oo ay ugu horayso in loo wada-hadlo sidii labada dowladood, iyo in la helo xal ku dhamaada laba dowladood oo kala madaxbannaan.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]