More Articles
Isniin, May 25, 2020 (HOL) - Ayadoo dhawaan shirkii golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay qudbad uu ka jeediyay wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Madeira uu uga hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya gaar ahaan Jubbaland.
Warkii oo dhan
Axad, May 24, 2020 (HOL) - Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegay in aan la isku halayn Karin amniga madaxtooyada Puntland, kadib markii xilka laga qaaday saraakiishii isaga isku dhawaayeen qabiil ahaan.
Sabti, May 23, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Maamulka Soomaaliyeed ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa waxa uu sheegay mar uu maanta hadlayay in ay qabaan tuhun xooggan oo la xiriira in ay jiraan cid gaar ah oo Al-shabaab u adeegsaneysa dhibaateynta Maamulkaasi, iyagoo leh dano gaar ah oo ka hor imaanaya xasilloonida iyo nidaamka deegaannadaasi ka jira.
Jimco, May 22, 2020 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa goor dambe oo caawo ah shaacisay inay berito tahay maalinta koowaad ee bisha Shawwaal iyo ciidul Fidri, iyada oo burisay go'aan horey ugasoo baxay caawo fiidkii oo lagu sheegayay in ay beri Soon tahay.
Khamiis, May 21, 2020 (HOL) - Jubbaland ayaa ku eedeeysay dowladda federaalka in ay masuul ka tahay xaaladaha siyaasadeed ee kasoo cusboonaaday gobolka, islamarkaana ku eedeeysay dowladda in ay jabisay dastuurka federaalka iyo kan Jubbaland.
Arbaco, May 20, 2020 (HOL) - Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka hadlay arrinta la xiriirta dacwadda badda oo markii seddexaad dib loo dhigay xalay, waxa uuna sheegay in afar sano kadib meesheedii taagantahay oo aysan jirin wax is-bedal ah oo kusoo kordhay.