7/6/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, November 10, 2021

Arbaco, November 10, 2021 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa sheegay in ay dowladda Soomaaliya walwal xooggan ka qabto in ay qaxooti badan oo Itoobiyaan oo kasoo cararaya colaadaha dalkaas ay kusoo jabaan gudaha Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, November 9, 2021

Talaado, November 9, 2021 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Roble ayaa sheegay in dabayaaqada Bisha December ee sanadkaan lasoo gaba-gabeyn doono doorashada Xildhibaanada Baarlamanka 11-aad ee dalka, si uusan dalku u galin firaaq dastuuri ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, November 8, 2021

Isniin, November 8, 2021 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa soo bandhigay dambiyada sabab u ahaa in dalka laga saaro Simon malungo, oo ahaa ku xigeenkii safiirka midowga Afrika ee Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, November 7, 2021

Axad, November 7, 2021 (HOL) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa isbedel weyn ku sameeyay taliyayaasha ciiddamada booliiska gobollada Bari, Nugaal, Madaxtooyada, Dekeda Bosaso iyo hoggaanka dambi baarista ee CID.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, November 6, 2021

Sabti, November 6, 2021 (HOL) - Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Heer Fedaraal Maxamed Xasan Cirro ayaa shaaca ka qaaday in todobaadka soo socda ay si rasmi ah uga bilaaban doonto maamul goboleedyada dalka doorashooyinka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, November 5, 2021

Jimco, November 5, 2021 (HOL) - Beesha caalamka ayaa sheegtay inay aad uga walaacsan tahay dib u dhacyada joogtada ah ee ku yimid hannaanka doorashada Soomaaliya.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]