7/6/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, November 16, 2021

Talaado, November 16, 2021 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cambaareeyay hubka qarsoodiga ah ee ay hesho kooxda Alshabaab, taasoo ay sheegeen in ay xadgudub ku tahay cunno-qabteynta hubka ee Qaramada Midoobay kusoo rogtay Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, November 15, 2021

Isniin, November 15, 2021 (HOL) - Dowladda Maraykanka ayaa ugu baaqday madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Soomaaliya in ay qabtaan doorasho hufan oo lagu kalsoonaan karo oo loo dhan yahay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, November 14, 2021

Axad, November 14, 2021 (HOL) - Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in khidmadaha diiwaangelinta musharraxiinta iyo qaaraanka beesha caalamka ay ku filan yihiin in lagu maalgeliyo doorashooyinka Golaha Shacabka ee Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, November 13, 2021

Sabti, November 13, 2021 (HOL) - Wasiirka caddaalada Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur, ayaa sheegay in markii ugu horraysay dowladda Soomaaliya ay ku guulaystay in askar katirsan howlgalka AMISOM oo dad shacab ah gudaha dalka lagu xukumo dil toogasho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, November 12, 2021

Jimco, November 12, 2021 (HOL) - Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay maxkamadeynta 5 askari oo ka mid ahaa askarta ciidanka AMISOM oo dad shacab ah ku dilay deegaanka Golweyn ee gobolka Sh/hoose.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, November 11, 2021

Khamiis, November 11, 2021 (HOL) - Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa kulan aaladda fogaan aragga la qaatay golaha wadatashiga Qaranka, kaasoo diiradda lagu saaray dardargalinta doorashada Golaha Shacabka.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]