7/7/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, Febraayo 7, 2022

Isniin, Febraayo, 7, 2022 (HOL) - Afhayeenka guddiga doorashooyinka dalka Axmed Safiina oo wareysi dhinacyo badan taabanaayay siiyay BBC-da ayaa sheegay in mudo sadax bilood ah aysan qaadan wax Mushaar ah, islamarkaana guddiga ay soo food saartay dhaqaale yari baahsan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Febraayo 6, 2022

Axad, Febraayo, 6, 2022 (HOL) - Waxaa goordhaw soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha Ugaas khaliif ee magaalada Baledweyne diyaarad uu saarana madaxweyanaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe oo mudo sanadka ah loo diidana inuu tago Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Febraayo 5, 2022

Sabti, Febraayo, 5, 2022 (HOL) - Waxaa Caawa mar qura isbadalay xaalada magaalada Baledweyne oo laga dareemayo jawi aad u kacsan kadib markii dadweyne careysan iyo ciidamo kasoo horjeeda maamulka Hirshabeelle ay xirteen wadada laamiga ah ee isku xirta garoonka Baledweyne iyo xerada Lamagalaay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Febraayo 4, 2022

Jimco, Febraayo, 4, 2022 (HOL) - Guddiga hirgelinta dooashooyinka maamulka Hirshabeelle ayaa shaaciyay iney dib u dhigen doorashada laba kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee deegaan doorashadooda tahay magaalada Jowhar, kuwaas oo sumadoodu kala tahay HOP 70 iyo HOP 115, islmarkaana uu guddiga horay u shaaciyay biloowgii bishan Febraayo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Febraayo 3, 2022

Khamiis, Febraayo, 3, 2022 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa galabta looga guulaystay xubinimada kursiga golaha nabadda iyo ammaanka ee midowga Afrika, kadib markii kursigaas ay kula tartameen dalka Jabuuti oo horey ugu fadhiyay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Febraayo 2, 2022

Arbaco, Febraayo, 2, 2022 (HOL) - Midowga Yurub oo ah saaxiibka ugu weyn ee dhaqaalaha Soomaaliya, ayaa dalbaday in isbedel lagu sameeyo qaab dhismeedka howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya [AMISOM], iyadoo shuruud looga dhigayo sii wadida maalgelinta howlgallada milateri ee dalka.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]