More Articles
Arbaco, July 13, 2022 (HOL) - Madaxweynayaashii hore ee maamulka Puntland ayaa guddoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamaanka Soomaaliya, Sacdiyo Yaasiin Samatar, ku eedeeyay inay masuul ka tahay dhacdadii ka dhacday magaalada Bosaso.
Warkii oo dhan
Talaado, July 12, 2022 (HOL) - Madaxweynayaasha dowladdaha Soomaaliya iyo Eritrea, ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad ah oo quseeysa iskaashiga laba geesoodka ah ee siyaasadda, diblomaasiyadda, dhaqaalaha, bulshada, dhaqanka, deegaanka, difaaca & amniga.
Isniin, July 11, 2022 (HOL) - Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamaanka Soomaaliya, Sacdiyo Yaasiin Samatar ayaa beenisay eedayn uga timid maamulka Puntland, taas oo ahayd, in maamulka uusan waxba kala socon safarkeedii magaalada Bosaso.
Axad July 10 2022(HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyay Madaxweynaha Eritrea ayaa maanta kormeeray xerada ay ku jiraan ciidamadii Soomaaliya ee Eritrea tababarka loo geeyay.
Sabti, Luulyo, 9, 2022 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa galabta u dhoofay dalka Eritrea, halkaas oo muddo ka badan labo sano ay ku sugan yihiin, shan kun oo askari oo dowladdii hore ay tababar ugu dirtay dalkaas.
Jimco, Luulyo, 8, 2022 (HOL) - Wasiirka Beeraha dowladda Kenya, Peter Munya ayaa sheegay in heshiiska dib loogu soo celinayo ganacsiga Soomaaliya iyo Kenya uu ku yimid dib u dhac kooban.