7/7/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, Febraayo 13, 2022

Axad, Febraayo, 13, 2022 (HOL) - Wararka ka imaanaya garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Ibraahin Muudeey loo diiday inuu ka duulo garoonka Aadan Cadde.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Febraayo 12, 2022

Sabti, Febraayo, 12, 2022 (HOL) - Xildhibaan Ilhan Omar oo katirsan aqalka Koongareeska Maraykanka ayaa warqad u qortay Maamulka madaxweyne Joe Biden, taasoo ku baaqaysa in dib u eegis lagu sameeyo cunaqabateyn la saaray Soomaaliya 2010 iyo 2012, taasoo weli taagan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Febraayo 11, 2022

Jimco, Febraayo, 11, 2022 (HOL) - Guddiga khubarada Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, ayaa sheegay inay baarayaan markab laga leeyahay dalka Turkiga oo ku soo xirtay meel u dhow aag ay maamulaan Al-Shabaab bishii Ogosto 2021, sida uu sheegay wargeyska Nordic Monitor.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Febraayo 10, 2022

Khamiis, Febraayo, 10, 2022 (HOL) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay in dad tahriibayaal ah oo ku geeriyooday xadka Giriiga iyo Turkiga ay ku jireen dhallinyaro Soomaali ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Febraayo 9, 2022

Arbaco, Febraayo, 9, 2022 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha dowladda federalla Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa guddoomiyay kulan aallada fogaan aragga ay ku yeesheen xubnaha Golaha Wadatashiga Qaranka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Febraayo 8, 2022

Talaado, Febraayo, 8, 2022 (HOL) - Waxaa Maanta heshiis horudhac ah ku gaaray magaalada Baledweyne Waxgaradka Beesha Xawaadle iyo madaxda ugu sareysa maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe iyo Yuusuf Axmed Hagar Dabageed.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]