7/7/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, Febraayo 1, 2022

Talaado, Febraayo, 1, 2022 (HOL) - Ugu yaraan labo askari ayaa ku dhaawacmay kadib markii koox hubaysan ay magaalada Garowe ku rasaaseeyeen musharrax xildhibaan oo u taagan aqalka hoose.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Janaayo 31, 2022

Isniin, Janaayo, 31, 2022 (HOL) - Iyadoo Maanta magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ay ka bilaabatay doorashada lix kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dalka Soomaaliya, ayaa waxaa hoolka doorashada ka dhacday arrin ugub ku ah doorashada Golaha Shacabka oo ay horay u qabteen maamulada kale ee dalka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Janaayo 30, 2022

Axad, Janaayo, 30, 2022 (HOL) - Baarliin Maxamuud Biin oo ahayd musharraxad u taagan doorashada kursiga HOP-097, ayaa ku eedeysay guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Hirshabeelle in ay udiideen in ay aqbalaan musharraxnimadeeda doorashada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Janaayo 29, 2022

Sabti, Janaayo, 29, 2022 (HOL) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo Maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Baledweyne ayaa si kulul uga jawaab celiyay hadalkii dhawaan kasoo yeeray siyaasiyiin kasoo jeeda gobolka Hiiraan ee ahaa in ciidamada la geeyay Baledweyne lagu boobayo doorashada iyo go'aankii Xukuumadda Soomaaliya soo saartay ee ahaa in dib looga soo saaro magaalada Baledweyne ciidamada la geeyay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Janaayo 28, 2022

Jimco, Janaayo, 28, 2022 (HOL) - Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa kasoo horjeestay go’aankii kasoo baxay golaha wasiiradda ee lagu amray in ciidamada la geeyay Baladweyne dib looga soo celiyo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Janaayo 27, 2022

Khamiis, Janaayo, 27, 2022 (HOL) - Shirka todobaadlaha ee Golaha Wasiiradda Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya oo uu shir guddoomiyay Raysal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta looga hadlay arrimo la xariiray doorashooyinka dalka, Amniga iyo ciidamadii la geeyay magaalada Baledweyne.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]