7/7/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, Luulyo 20, 2022

Arbaco, Luulyo, 20, 2022 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi hoggaaminayo ayaa maalinta berri oo khamiis ah ku wajahan magaalada Arusha ee dalka Tanzania.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Luulyo 19, 2022

Talaado, Luulyo, 19, 2022 (HOL) - Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdikariin Cali Kaar oo Maanta la hadlay warbaahinta ayaa beeniyay wararka sheegayay in ciidankii tababarka loogu qaaday dalka Eratariya ay ka qeyb galeen dagaaladii ka dhacay Waqooyiga Itoobiya ee u dhaxeeyay dowladda Itoobiya iyo Jabhada hubeysan ee TPLF.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Luulyo 18, 2022

Isniin, Luulyo, 18, 2022 (HOL) - Wararka ka imaanaya garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhaw shil diyaaradeed uu ka dhacay gudaha garoonka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Luulyo 17, 2022

Axad, Luulyo, 17, 2022 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax Ismiidaamin ahaa oo ka dhacay gudaha magaalada Jowhar, kaasoo loo adeegsaday gaari xamuul ahaa oo laga soo buuxiyay waxyaabaha.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Luulyo 16, 2022

Sabti Luulyo, 16, 2022 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa midowga Afrika ka codsatay in laga dulqaado cunaqabataynta hubka ee saaran, si ay xasiloonideedii usoo ceshato.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Luulyo 15, 2022

Jimco, Luulyo, 15, 2022 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Madaxtooyada dalkaasi Kenya ayaa kulan ka yeeshay sidii loo xoojin laha xiriirka labada dal iyo mustaqbalka iskaashiga labada shacab ee dariska ah ee Soomaaliya iyo Kenya.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]