7/7/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Khamiis, Luulyo 14, 2022

Khamiis, July 14, 2022 (HOL) - Laamaha amniga Puntland ayaa faafiyay sawiradda saddex dhallinyaro ah oo ay sheegeen inay abaal marin lacageed ku siinayaan ciddii soo sheegta xogtooda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Luulyo 13, 2022

Arbaco, July 13, 2022 (HOL) - Madaxweynayaashii hore ee maamulka Puntland ayaa guddoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamaanka Soomaaliya, Sacdiyo Yaasiin Samatar, ku eedeeyay inay masuul ka tahay dhacdadii ka dhacday magaalada Bosaso.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Luulyo 12, 2022

Talaado, July 12, 2022 (HOL) - Madaxweynayaasha dowladdaha Soomaaliya iyo Eritrea, ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad ah oo quseeysa iskaashiga laba geesoodka ah ee siyaasadda, diblomaasiyadda, dhaqaalaha, bulshada, dhaqanka, deegaanka, difaaca & amniga.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Luulyo 11, 2022

Isniin, July 11, 2022 (HOL) - Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamaanka Soomaaliya, Sacdiyo Yaasiin Samatar ayaa beenisay eedayn uga timid maamulka Puntland, taas oo ahayd, in maamulka uusan waxba kala socon safarkeedii magaalada Bosaso.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Luulyo 10, 2022

Axad July 10 2022(HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyay Madaxweynaha Eritrea ayaa maanta kormeeray xerada ay ku jiraan ciidamadii Soomaaliya ee Eritrea tababarka loo geeyay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Luulyo 9, 2022

Sabti, Luulyo, 9, 2022 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa galabta u dhoofay dalka Eritrea, halkaas oo muddo ka badan labo sano ay ku sugan yihiin, shan kun oo askari oo dowladdii hore ay tababar ugu dirtay dalkaas.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]