More Articles
Khamiis, January 30, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegtay inay keensadeen qalab casri ah oo ciidamada Puntland ay kula dagaalamayaan diyaaradaha drones-ka oo ay qaraxyada ku xiraan kooxda Daacish ee ku sugan buuraha Calmiskaad.
Warkii oo dhan
Hargeisa (HOL) – Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdillahi Irro returned to Hargeisa on Thursday after concluding a three-day official visit to the United Arab Emirates, where discussions focused on investment in natural resources, agriculture, and job creation for youth.
Full Story
Turkey's ruling Justice and Development Party (AKP) is signing two separate agreements with political parties in Ethiopia and Somalia to deepen strategic ties with the two East African countries.
Arbaco, January 29, 2025 (HOL) - Dowladda Finland ayaa sheegtay in ay soo celinayso taageeradii ay siin jirtay dowladda Soomaaliya oo hakad gashay, haddii ay dowladda Soomaaliya kala shaqayso qorshe la doonayo in dadka Soomaalida ah ee aan sharciga haysan dib loogu soo celiyo dalkooda.
Mogadishu (HOL) — Puntland's Military Court has sentenced two prominent social media personalities, Mohamed Yacqub Siyad and Ali Ahmed Ali, known as Iley, to prison terms of 10 and 5 years, respectively, after convicting them of supporting the ISIS militant group online.
Talaado, January 28, 2025 (HOL) - Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Mareykanka (USAID) ayaa ku dhawaaqday inay si ku-meel-gaar ah u joojinayso dhammaan barnaamijyadeeda taageerada dhaqaale ee caalamiga ah marka laga reebo Israaiil iyo Masar.
Isniin, January 27, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo duhurnimadii maanta ka dhacay deegaano hoostaga degmooyinka Buula Burte iyo Halgan ee gobolka Hiiraan.
Axad, January 26, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gebagebeysay wadahadallo dhanka farsamada ah oo ay la lahayd Dowladda Masar, kuwaas oo ku saabsanaa ka-qeybgalka Masar ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM).
Hargeisa (HOL) – Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi Irro departed on Sunday morning for his first international trip to the United Arab Emirates (UAE) since assuming office in November 2024.
Sabti, January 25, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo aroorninadii hore ee saakay ka dhacay magaalada Masagawaa ee gobolka Galgaduud, kaasoo u dhexeeyay ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka iyo Al-shabaab.
Mogadishu (HOL) — Somali President Hassan Sheikh Mohamud met with the Speaker of the Arab Parliament, Mohammed Ahmed Al-Yamahi, in Cairo on Friday during his official visit to Egypt.
MINNEAPOLIS, Minnesota (HOL) — U.S. Congresswoman Ilhan Omar has denounced President Donald Trump's executive order halting all refugee movement and suspending the U.S. Refugee Admissions Program (USRAP), describing it as an inhumane and immoral decision that undermines America's values.