Mogadishu (HOL) – Somali government has denied reports claiming it summoned its ambassador to Kenya, Jibril Ibrahim Abdulle after a Kenya-registered aircraft entered Somali airspace without authorization on January 18 and transported Jubbaland leader Ahmed Mohamed Islam "Madobe" to Nairobi.
Full Story
Isniin, January 20, 2025 (HOL) - Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Cabdikariim Axmed Xasan oo maanta Shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in In Guddiga si rasmi ah u bilaabay diwaangalinta ururrada siyaasadda iyo waafajinta Ururrada Siyaasadda ee hore loo diiwaan galiyay xeerka cusub ee Ururrada laga bilaabo maanta oo ah 20 Janaayo 2025 waxaana ayna ku egtahay 31 Maarso ee sanadkaan.
Warkii oo dhan
More Articles
Axad, January 19, 2025 (HOL) - Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa goordhaw beenisay wararka sheegayay in dowladda Soomaaliya ay ugu yeertay wadatashi deg deg ah Safiirkeeda dalka Kenya.
Bosaso (HOL) – Puntland regional administration has rejected food aid dispatched by the Somali Disaster Management Agency (SoDMA) for drought and conflict-affected communities in Puntland, citing concerns over the aid's legitimacy and distribution process.
Mogadishu (HOL) - The National Identification and Registration Authority (NIRA) has announced the official launch of Somalia’s National ID Card printing to empower citizens and improve access to essential services and rights.
Sabti, January 18, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa saakay ka ambabaxay magaalada Kismaayo oo ay diyaarad gaar ah ka qaaday waxaana uu ku wajahan yahay magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya.
Hargeisa (HOL) — Somaliland's new government has arrested multiple youth activists and journalists advocating Somali unity, rekindling fears of continued political repression despite a change in leadership.
Jimco, January 17, 2025 (HOL) - Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in Dalka Soomaaliya uu wajahayo khatar inuu kala go'o oo inta badan uu cadowga qaato, inkastoo si rasmi ah uusan u qeexan nooca cadowga iyo dhibaatada dalka uu marayo.
Khamiis, January 16, 2025 (HOL) - Soomaaliya ayaa codkeeda ku taageertay Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSC) ee tirsigiisu yahay 2768 (2025), kaasoo ka hadlaya sida Golaha Ammaanku uga go’an yahay nabadda iyo xasilloonida gobolka Badda Cas.
Kismayo (HOL) — A Kismayo woman was arrested by police for allegedly poisoning her ex-husband, Abdullahi Abdirahman Abukar, with a toxic substance. The murder occurred in the Farjano neighbourhood of Kismayo, where Abdullahi died after consuming a drink laced with poison.
Mogadishu (HOL) — Somali security forces intercepted a vehicle packed with explosives on Wednesday along the highway connecting Mogadishu and Afgooye.
Arbaco, January 15, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalim Fiqi ayaa ka falceliyay Shirkii jaraa'id ay sida wadajirka ah ay shalay Magaalada Muqdisho ugu qbateen Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakur iyo Prof. Cabdi Ismaacil Samatar oo kamid ah senatorada aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana uu falcelintiisa ku sheegay inay Mucaaradka ay u diyaar garoobaan ka qeyb galka Doorasho Qof iyo Cod ah.
Baidoa (HOL) — Security forces in Somalia's South West State have detained several individuals accused of spreading indecent content on social media, a move aimed at curbing behaviour deemed harmful to societal values in the region.
Talaado, January 14, 2025 (HOL) - Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay isku dheellitirayso xiriirka ay la leedahay Masar iyo Itoobiya, oo ah labo dal oo isku haya biyaha Webiga Niil.