Isniin, February, 6, 2023 (HOL) - Baaq ayaa kasoo baxay shirkii magaalada laascaanood uga socday Isimada gobolada SSC, iyagoo ku dhawaaqay go'aano culus.
Warkii oo dhan
More Articles
Axad, February, 5, 2023 (HOL) - War murtiyeed kasoo baxay shirkii dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed ayaa heshiis looga gaaray khikaafkii xooganaa ee ka dhashay doorashada maamulkaas.
Sabti, February, 4, 2023 (HOL) - Taliska ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ayaa sheegay inay ka xun yihiin dil askari katirsan ciidankooda uu ka geystay Isgoyska Ceelgaabta ee magaalada Muqdisho.
Jimco, February, 3, 2023 (HOL) - Raysal wasaarayaal hore, guddoomiyayaal barlamaan oo hore, Wasiiro hore, siyaasiyiin iyo aqoonyahanno Soomaaliyeed, ayaa dowladda federalka ugu baaqay in ay caddeyso mowqifkeeda ku saabsan qaddiyada shacabka SSC.
Khamiis, February, 2, 2023 (HOL) - Urur goboleedka IGAD ayaa madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ku amaanay, dadaalo dhexdhexaadineed oo uu ka wado xiisada ka taagan Laascaanood.
Arbaco, February, 1, 2023 (HOL) - Shir madaxeedka dalalka safka hore uga jira dagaalka Alshabab ayaa lagusoo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, waxaana kasoo baxay war murtiyeed ay ku midaysan yihiin madaxda shirka.
Talaado, January, 31, 2023 (HOL) - Waxaa si rasmi ah goordhaw magaalada Muqdisho uga furmay shirka Wasiiradda Gaashaandhigga iyo Taliyeyaasha ciidamada dalalka Soomaaliya, Jabuuti, Kenya iyo Itoobiya ee la isku yiraahdo dalalka safka hore.