Wararka Maanta
Farmaajo oo markale ka hadlay xaalada abaarta ee ka jirta Soomaaliya
Khamiis, November 27, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu uga hadlayo xaal...
Warkii oo dhan »Faahfaahin: Ciidamo Maraykan ah oo howlgal dhulka ah ka fuliyay togga Baallade
Arbaco, November 26, 2025 (HOL) - Ciidamada gaarka ah ee Dowladda Maraykanka iyo ciidanka Puntland ee la dagaalanka Argigixisada, ayaa weerar qorshays...
Warkii oo dhan »Somaliland iyo Maraykanka oo ka wadahadlay iskaashiga amniga Geeska Afrika iyo Badda Cas
Arbaco, November 26, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay...
Warkii oo dhan »Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la yeeshay madaxweynaha Hay’adda Caalamiga ah ee Booliska Interpol
Arbaco, November 26, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag aya...
Warkii oo dhan »Ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland oo kaabiga ku haaya degmada Jamaame
Arbaco, November 26, 2025 (HOL) - Ciidamada dowlada Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa maamulka Jubbaland ayaa kaabiga ku haaya degmada Jamaame ...
Warkii oo dhan »Koomiishanka Xuquuqda Aadanaha Itoobiya oo amaro dul dhigay Dowlada Deegaanka Soomaalida
Arbaco, November 26, 2025 (HOL) - Koomiishanka Xuquuqda Aadanaha ee Itoobiya (ESMECO) ayaa kulan muhiim ah la yeelatay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka S...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in Al-shabaab ay qaadan karaan Kaarka NIRA
Arbaco, November 26, 2025 (HOL) - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaciyay in hay’adaha amniga dalka ay u xaqiijiyeen in kooxda Al-Shabaab ay...
Warkii oo dhan »Uganda oo joojisay inay aqoonsi qaxootinimo siiso muwaadiniinta kasoo jeeda Soomaaliya
Arbaco, November 26, 2025 (HOL) - Wasiirka Gargaarka, Masiibooyinka iyo Qaxootiga dalka Uganda, Hilary Onek, ayaa shaaciyay in dowladdu joojisay bixin...
Warkii oo dhan »Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika
Arbaco, November 26, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in Xalay muwaadin Soomaaliyeed lagu dilay deegaanka Phi...
Warkii oo dhan »Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Maryan Maxamed Nuur ku Xukuntay 6 Sano oo Xabsi
Arbaco, November 26, 2025 (HOL) - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun adag ku ridday Maryan Maxamed Nuur, kadib markii Xafiiska Xeer Ilaaliya...
Warkii oo dhan »