Wararka Maanta
Uganda oo joojisay inay aqoonsi qaxootinimo siiso muwaadiniinta kasoo jeeda Soomaaliya
Arbaco, November 26, 2025 (HOL) - Wasiirka Gargaarka, Masiibooyinka iyo Qaxootiga dalka Uganda, Hilary Onek, ayaa shaaciyay in dowladdu joojisay bixin...
Warkii oo dhan »Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika
Arbaco, November 26, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in Xalay muwaadin Soomaaliyeed lagu dilay deegaanka Phi...
Warkii oo dhan »Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Maryan Maxamed Nuur ku Xukuntay 6 Sano oo Xabsi
Arbaco, November 26, 2025 (HOL) - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun adag ku ridday Maryan Maxamed Nuur, kadib markii Xafiiska Xeer Ilaaliya...
Warkii oo dhan »Macalinka Xulka Qaranka Soomaaliya oo rajo ka muujiyay kulanka ay caawa la ciyaarayaan Oman
Arbaco, November 26, 2025 (HOL) - Xulka qaranka Soomaaliya ayaa caawa wajahaya dhiggiisa Oman, kulan ka tirsan isreeb-reebka Koobka Carabta FIFA Qatar...
Warkii oo dhan »Machadka Daraasaadka Amniga Israa’iil oo ku baaqay in Israa’iil aanay noqonin dalka ugu horreeya ee aqoonsada Somaliland
Talaado, November 25, 2025 (HOL) - Warbixin cusub oo uu daabacay Machadka Daraasaadka Ammaanka Qaranka ee Israa'iil (INSS) ayaa lagu sheegay in ...
Warkii oo dhan »Oday 80 jir ah oo aano qabiil darteed maanta loogu dilay duuleedka deegaanka Xalfooley ee gobolka Hiiraan
Talaado, November 25, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in barqanimadii maanta lagu dilay tu...
Warkii oo dhan »NISA oo Howlgal Ka Fulisay Cumar Beere, Kana Takhalustay Horjoogihii Qaraxyada Al-Shabaab
Talaado, November 25, 2025 (HOL) - Ciidanka gaarka ah ee Gaashaan, ee hoostaga Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa xalay ...
Warkii oo dhan »Raysal Wasaare Xamse iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo goordhaw u ambabaxay dalka Morocco
Talaado, November 25, 2025 (HOL) - Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goordhaw u amba...
Warkii oo dhan »Ilhan Omar oo sheegtay inay Soomaalida ka difaaci doonto weerar kaste oo uga yimaada Trump
Talaado, November 25, 2025 (HOL) - Xildhibaanad Maraykanka Ilhan Omar iyo hoggaamiyeyaasha Minnesota Democratic-Farmer-Labor ayaa dhaleeceeyay Madaxwe...
Warkii oo dhan »Fahad Yaasiin oo Digniin Siyaasadeed u Diray Ra’iisul Wasaare Xamse
Talaado, November 25, 2025 (HOL) - Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa q...
Warkii oo dhan »