Wararka Maanta

Wada hadal uga furmay Magaalada Gaalkacyo xubno ka tirsan Golaha Maxaakiimta Islaamka iyo maamul Goboleedka Puntland

Wada hadal uga furmay Magaalada Gaalkacyo xubno ka tirsan Golaha Maxaakiimta Islaamka iyo maamul Goboleedka Puntland

AUG 14, 2006

Isniin, August 14, 2006(HOL): Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in wada hadallo ay halkaasi ku leeyihiin xubno ka...

Warkii oo dhan »
Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo kan degmada oo aan dib ugu soo laaban gudaha gobolka tan iyo markii lagala  wareegay xarumihii ay ku shaqeyn jireen

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo kan degmada oo aan dib ugu soo laaban gudaha gobolka tan iyo markii lagala wareegay xarumihii ay ku shaqeyn jireen

AUG 14, 2006

Isniin, August 14, 2006(HOL): Gudoomiyaha gobalka hiiraan Yuusuf Axmed  Hagar oo isaga tagay magaalada sacado ka  hor inta aan lagu duulin x...

Warkii oo dhan »
Hooyada iyo Xaaska Guddoomiyaha Degmada Balcad ee ay Maxkamadaha Islaamka xireen oo sheegay in loo diiday in ay Xabsiga ku booqdaan

Hooyada iyo Xaaska Guddoomiyaha Degmada Balcad ee ay Maxkamadaha Islaamka xireen oo sheegay in loo diiday in ay Xabsiga ku booqdaan

AUG 14, 2006

Isniin, August 14, 2006(HOL): Hooyada dhashay Maxamuud Xuseen Gudbaaye oo ah Guddoomiyaha Degmada Balcad, isla markaana muddo lix maalmood ah la sheeg...

Warkii oo dhan »
Qaar ka mid ah Wasiirradii is-casilay ee Beesha Hawiye oo dacwad ugu tegay Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka

Qaar ka mid ah Wasiirradii is-casilay ee Beesha Hawiye oo dacwad ugu tegay Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka

AUG 14, 2006

Isniin, August 14, 2006(HOL): Ku dhawaad 15 xubnood oo ka mid ahaa Golihii Wasiirrada ee dhawaantan iscasilay ayaa la soo weriyay in ay dacwad ka dhan...

Warkii oo dhan »
GUDDOOMIYAHA GOLAHA MAXAAKIIMTA IYO WAFDI KA SOCDA DOWLADDA KENYA OO MUQDISHO KULAN KU YEESHAY

GUDDOOMIYAHA GOLAHA MAXAAKIIMTA IYO WAFDI KA SOCDA DOWLADDA KENYA OO MUQDISHO KULAN KU YEESHAY

AUG 14, 2006

Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya oo la filayo in uu Muqdisho yimaado Axad, August 13, 2006(HOL): Guddoomiyaha Guddiga fulinta golaha maxaakiimta Shiikh...

Warkii oo dhan »
XUKUUMADDA CUSUB EE PROF. GEEDI OO MAANTA LAGU HOR DHAARINAYO GOLAHA BAARLAMAANKA

XUKUUMADDA CUSUB EE PROF. GEEDI OO MAANTA LAGU HOR DHAARINAYO GOLAHA BAARLAMAANKA

AUG 14, 2006

Wasiirrada cusub ee ku soo biiray Xukuumadda waa kuwee, kuwee ayaase xilalkoodii waayay, intee wasiir ayaase ka fiiday isku shaandheynta cusub? Axad, ...

Warkii oo dhan »