Wararka Maanta
Madaxweyne Daahir Riyaale oo sheegay in aysan dib ula midoobi doonin Soomaaliya
Khamiis, May 17, 2007(HOL): Madaxweynaha Jamhuuriyadda isku magacawday Somaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa sheegay in aysan Somaliland dooneynin in ...
Warkii oo dhan »
Ururka Samafalka Bani’aadam oo Deeq Raashin ah u qeybiyay Dad ka barakacay Magaalada Muqdisho
Khamiis, May 17, 2007(HOL): Ururka Samafalka Wadaniga ah ee Bani’aadam ayaa Deeq raashin ah waxaa uu guddoonsiiyay Dad ka barakacay Magaalada Muqdis...
Warkii oo dhan »
Dadka Magaalada Boorama oo ku diirsaday Adeeg Taleefoon oo ay ka heleen Shirkadda Isgaarsiinta Telsom Somalia
Khamiis, May 17, 2007(HOL): Xarunta Shirkadda Isgaarsiinta Telsom Somalia ee Magaalada Borama, waxaa markii u horeysay irdaha loo furay 12kii February...
Warkii oo dhan »
Midowga Afrika oo Cambaareeyay Qaraxii loo geystay Ciidamadiisa Muqdisho jooga
Khamiis, May 17, 2007(HOL): Midowga Afrika ayaa cambaareeyay qaraxii shalay Muqdisho loogu geystay Ciidamada Uganda ee magaca Midowga Afrika uga howlg...
Warkii oo dhan »
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Uganda oo ku baaqay in la de-dejiyo Ciidamada Afrikaanka ah ee Soomaaliya loo dirayo
Arbaco, May 16, 2007(HOL): Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Uganda oo shir jaraa'id ku wada qabtay magaalada Kampala ee Dalka Uganda ayaa waxay ugu baa...
Warkii oo dhan »
Nin Sandaqad uu ku ganacsanayay laga jebiyay oo toogtay Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka
Arbaco, 16, May, 2007 (HOL): Nin ka tirsanaa ganacsatada yar yar ee gudaha Suuqa Bakaaraha ku leh sandaqadaha ayaa waxaa uu si gaadmo ah u toogtay nin...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya oo u muuqda kuwo fariisin ka sameynaya Xarun ay lahaan jireen Ciidamada Maxkamadihii Islaamka ee Gobolka Hiiraan
Abarco 16, May, 2007 (HOL) Marka aad Booqato Goobaha ay fariisinka ku leeyihiin Ciidamada Itoobiya ee dhawaan soo dagay Dulaadka Magaalada B/weyn waxa...
Warkii oo dhan »
Wariyayaal lagu toogtay Deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe
Arbaco, May 16, 2007(HOL): Wariyayaashan oo kala ahaa Abshir Cali Gabre iyo Axmed Xasan Mahad oo la socday wafdi uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Gobolka...
Warkii oo dhan »
Degmada Huriwaa oo Bandow lagu soo rogay
Arbaco, May 16, 2007(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Bandow ku soo rogay Degmada Huriwaa oo ka tirsan Degmooyinka Gobolka Banaadir, iyadoo sababt...
Warkii oo dhan »
Askar ka tirsan Ciidamada Uganda oo ku geeriyooday Qarax Muqdisho ka dhacay
Arbaco, May 16, 2007(HOL): Afar Askari oo ka tirsan Ciidamada Uganda ee ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa geeriyootay, tiro kale oo intaas ka badanna w...
Warkii oo dhan »