Wararka Maanta

Ganacsatada Gobolka Banaadir oo sheegay in ay la shaqeynayaan Dowladda Federaalka Soomaaliya

Ganacsatada Gobolka Banaadir oo sheegay in ay la shaqeynayaan Dowladda Federaalka Soomaaliya

MAY 12, 2007

Sabti, May 12, 2007(HOL): Ganacsatada Gobolka Banaadir ayaa   daboolka ka qaaday inay la shaqeynayaan Dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan ...

Warkii oo dhan »
Kenya oo sheegtay in aanu xalka Soomaaliya ku jirin xoog wax lagu raadiyo

Kenya oo sheegtay in aanu xalka Soomaaliya ku jirin xoog wax lagu raadiyo

MAY 12, 2007

Sabti, May 12, 2007(HOL): Dowladda Kenya ayaa shaaca ka qaaday in aanu xalka Soomaaliya ku jirin xoog wax lagu raadiyo hayeeshee loo baahan yahay in d...

Warkii oo dhan »
Labo Qarax oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Labo Qarax oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

MAY 12, 2007

Sabti, May 12, 2007(HOL): Labo qarax oo ay ku dhinteen laba qof oo rayid ah ayaa waxay ka dhaceen goor dhow Magaalada Muqdisho, waxaana qaraxyadaas mi...

Warkii oo dhan »
Xuseen Caydiid iyo Barre Hiiraale oo Xilalkii laga qaaday

Xuseen Caydiid iyo Barre Hiiraale oo Xilalkii laga qaaday

MAY 12, 2007

Xuseen Caydiid & Col. Barre HiiraaleSabti, May 12, 2007(HOL): Wareegto ka soo baxday xafiiska Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Prof. Cali Maxa...

Warkii oo dhan »
Mid ka mid ah Odayaashii Beelaha Hawiye ee ka soo horjeeday Dowlada Federaalka oo gurigiisa la baaray

Mid ka mid ah Odayaashii Beelaha Hawiye ee ka soo horjeeday Dowlada Federaalka oo gurigiisa la baaray

MAY 11, 2007

Jimco, May 11, 2007(HOL):  Afhayeenkii Odayaasha Beelaha Hawiye ee sida weyn uga soo horjeeday siyaasadaha Dowladda Federaalka iyo weliba joogita...

Warkii oo dhan »
Saraakiisha Itoobiya iyo mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Hiiraan oo wada hadal ka yeeshay xiisadda ka oogan Gudaha Dhulka Ismaamulka

Saraakiisha Itoobiya iyo mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Hiiraan oo wada hadal ka yeeshay xiisadda ka oogan Gudaha Dhulka Ismaamulka

MAY 11, 2007

Jimco, May 11, 2007(HOL):  Kulan Saacado badan qaatay loogana hadlayay Dagaaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Deegaanka Baar-magoog ee dhulka Isma...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo la soo dhoobay Wadada Wadnaha

Ciidamo Itoobiyaan ah oo la soo dhoobay Wadada Wadnaha

MAY 11, 2007

Jimco, May 11, 2007(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u tiro badan ayaa la soo dhoobay Wadada Wadnaha ee Magaalada Muqdisho, gaar ahaana inta u dhaxe...

Warkii oo dhan »
Maamulka cusub ee Gobolka Shabeelaha Dhexe iyo Hay’adaha samafalka oo ka wada hadlay wax ka qabashada Fatahaad uu sameeyay Webiga Shabeelle

Maamulka cusub ee Gobolka Shabeelaha Dhexe iyo Hay’adaha samafalka oo ka wada hadlay wax ka qabashada Fatahaad uu sameeyay Webiga Shabeelle

MAY 11, 2007

Jimco, May 11, 2007(HOL):  Mas’uuliyiinta Maamulka cusub ee Gobolka Shabeelaha Dhexe iyo kuwa Hay’adaha Samafalka ee gobolka ka howlgala ayaa...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka iyo UN-ka oo ka wada hadlay Dib u heshiisiinta Soomaaliya

Dowladda Federaalka iyo UN-ka oo ka wada hadlay Dib u heshiisiinta Soomaaliya

MAY 11, 2007

Jimco, May 11, 2007(HOL): Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Francois Lonseny Fall oo maanta gaaray ...

Warkii oo dhan »
Ciidama Itoobiya oo saakay baaritaanno xooggan ka fuliyay suuqa Bakaaraha

Ciidama Itoobiya oo saakay baaritaanno xooggan ka fuliyay suuqa Bakaaraha

MAY 11, 2007

Jimco, May 11 (HOL) - Ciidamo fara badan oo ka socda dowladda Itoobiya ayaa aroornimadii saaka gudaha usoo galay suuqa weyn ee Bakaaraha, waxaanay hal...

Warkii oo dhan »