Wararka Maanta

Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya oo howlgallo hub uruurin ah ka sameeyay Magaalada Muqdisho

MAY 07, 2007

Isniin, May 07, 2007(HOL): Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowladda Itoobiya ee ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa howlgal hub uruurin...

Warkii oo dhan »
Dagaal mar kale ka dhex qarxay Beelihii ku dagaalamay Deegaanada Baar Magoog iyo Labo Baar

Dagaal mar kale ka dhex qarxay Beelihii ku dagaalamay Deegaanada Baar Magoog iyo Labo Baar

MAY 07, 2007

Isniin, May 07, 2007(HOL): Warar goor dhow ka soo baxay deegaano ka tirsan dhulka Ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya ayaa sheegaya in mar kale la maqla...

Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere oo Af-duubka Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya ku eedeeyay Ganacsatoka soo jeeda Magaalada Muqdisho

Isniin, May 07, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa af-duubka lagu heyst...

Odayaasha Beelaha Hawiye ee ka soo horjeeday Dowladda Federaalka oo Khilaaf uu soo kala dhexgalay

Isniin, May 07, 2007(HOL): Odayaasha Beelaha Hawiye ee ka soo horjeeday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo joogitaanka Ciidamada Itoobiyaanka ah ee da...

Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo magacaabay Guddoomiyayaasha Gobolka Banaadir, ku xigeenadooda iyo Guddoomiyayaasha Waaxaha

MAY 06, 2007

Axad, May 06, 2007(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta wuxuu magacaabay Guddoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir, ku xigeenadooda iyo kuw...

Warkii oo dhan »
Dad ku dhaawacmay Dagaalladii Muqdisho oo Jabuuti lagu daweynayo

Dad ku dhaawacmay Dagaalladii Muqdisho oo Jabuuti lagu daweynayo

MAY 06, 2007

Axad, May 06, 2007(HOL): 17 Ruux oo ay dhaawacyo culus ka soo gaareen Dagaalladii dhawaan Muqdisho ka dhacay, isla markaana dhaawacyada ay qabaan dalk...

Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere oo magacaabay Agaasimaha nabad-gelyada iyo Dib u heshiisiinta Gobolka Banaadir

Maxamed Dheere oo magacaabay Agaasimaha nabad-gelyada iyo Dib u heshiisiinta Gobolka Banaadir

MAY 06, 2007

Axad, May 06, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa maanta u magacaabay Ag...

Warkii oo dhan »
Dowladda Jarmalka oo hal Milyan iyo Bar Doollar ugu deeqday Soomaaliya

Dowladda Jarmalka oo hal Milyan iyo Bar Doollar ugu deeqday Soomaaliya

MAY 06, 2007

Axad, May 06, 2007(HOL): Dowladda Jarmalka ayaa sheegtay in lacag dheeraad ah oo gaareysa Hal Milyan iyo Bar Euro ah ay ugu deeqday dalka Soomaaliya. ...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladaha Soomaaliya, Itoobiya iyo Uganda oo socod roondo ah ku sameeyay Waddooyinka Magaalada Muqdisho

Axad, May 06, 2007(HOL): Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowladaha Itoobiya iyo Uganda ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa m...

Warkii oo dhan »