Wararka Maanta

Dadkii Muqdisho ka barakacay oo guryahooda ugu soo laaban la' Ciidamo dul degan aawgood

Dadkii Muqdisho ka barakacay oo guryahooda ugu soo laaban la' Ciidamo dul degan aawgood

MAY 06, 2007

Axad, May 06, 2007(HOL): Dadkii ka barakacay dagaalladii dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho ee u dhaxeeyay Ciidamada Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobi...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya ee fariisinka ku lahaa Duleedka Magaalada Beledweyne oo u dhaqaaqay Magaalada Muqdisho

Ciidamada Itoobiya ee fariisinka ku lahaa Duleedka Magaalada Beledweyne oo u dhaqaaqay Magaalada Muqdisho

MAY 05, 2007

Sabti, May 05, 2007(HOL): Qaar ka mid Ciidamadii Fariisinka ku lahaa Deegaanka Jante-guudisho ee Duleedka Magaalada B/weyn ayaa u dhaqaaqay dhinaca ma...

Warkii oo dhan »
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo Dadka degan guryaha Booliska ugu baaqay in ay seddex maalmood gudahood uga guuraan

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo Dadka degan guryaha Booliska ugu baaqay in ay seddex maalmood gudahood uga guuraan

MAY 05, 2007

Sabti, May 05, 2007(HOL): Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa ugu baaqay dadka degan Xarumaha ay leeyihiin...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Saraakiisha Amniga u qaabilsan Dowladda Federaalka oo ka shiray sidii Muqdisho looga dhigi lahaa mid ammaan ah

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Saraakiisha Amniga u qaabilsan Dowladda Federaalka oo ka shiray sidii Muqdisho looga dhigi lahaa mid ammaan ah

MAY 05, 2007

Sabti, May 05, 2007(HOL): Kulan ay xarunta Villa Somalia ku yeesheen Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Saraakiisha...

Warkii oo dhan »
Seddexda Mas'uul ee ugu sareysa Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Muqdisho ku wada sugan

Seddexda Mas'uul ee ugu sareysa Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Muqdisho ku wada sugan

MAY 05, 2007

Sabti, May 05, 2007(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe) iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Uganda oo Qalab iyo Dhaqaatiir Caafimaad ugu deeqay Isbitaalka Madiina

Ciidamada Uganda oo Qalab iyo Dhaqaatiir Caafimaad ugu deeqay Isbitaalka Madiina

MAY 05, 2007

Sabti, May 05, 2007(HOL): Ciidamada Uganda ee ku sugan Magaalada Muqdisho oo tan iyo markii ay yimaadeen caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho waday howlo...

Warkii oo dhan »
MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR OO SOO SAARAY AMAR LAGU SUGAYO AMMAANKA MAGAALADA MUQDISHO

MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR OO SOO SAARAY AMAR LAGU SUGAYO AMMAANKA MAGAALADA MUQDISHO

MAY 04, 2007

MAXAMED DHEERE: “Magaalada Hub laguma dhex wadan karo, xabadna laguma ridi karo, ciidamada Dowladda haddii ay qoryahooda tijaabinayaan waa in ay mag...

Warkii oo dhan »
Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Suxufiyiinta Soomaaliyeed

Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Suxufiyiinta Soomaaliyeed

MAY 02, 2007

Khamiis, May 03, 2007(HOL): 3-da May sanad kasta waxaa la xusaa maalin loo asteeyay Xoriyadda Saxaafadda Adduunka, waxaana maanta oo kale meelo badan ...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka ee Gobolka Hiiraan oo wada qorshe dib loogu howlgelinayo Goobihii Dowladda

Ciidamada Dowladda Federaalka ee Gobolka Hiiraan oo wada qorshe dib loogu howlgelinayo Goobihii Dowladda

MAY 02, 2007

Khamiis, May 03, 2007(HOL): Ciidamada Dowlada Federaalka ee ku sugan gobalka Hiiraan ayaa wada dhaq-dhaqaaqyo la doonayo in dib loogu howl-galiyo dham...

Warkii oo dhan »
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Sharciga La dagaalanka argagixisada

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Sharciga La dagaalanka argagixisada

MAY 02, 2007

Khamiis, May 03, 2007(HOL): Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay Xaruntooda KMG ah ee magaalada Baydhabo ayaa dood dheer oo...

Warkii oo dhan »