Wararka Maanta
Ra'iisal Wasaare Geedi oo amar ku siiyay Ciidamada Dowladda Federaalka in ay gacanta ku soo dhigaan Kooxaha Qarbudaada iyo Bililiqada ka wada Magaalada Muqdisho
Axad, April 29 2007(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa shaaca ka qaaday in ay Muqdisho dhibaato k...
Warkii oo dhan »
Gacma-Dheere oo sheegay in ay Dowladda Federaalka dhiseyso Goobihii adeega Bulshada ee ku burburay Dagaalladii Muqdisho
Axad, April 29 2007(HOL): Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Maxamuud Gacma-dheere ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ...
Warkii oo dhan »
Ciidamada maamulka Gobolka iyo Kuwa Itoobiya oo Howl-galo Amaanka lagu sugayo ka bilaabay Qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan
Sabti, 28, Apri. 2007 (HOL) Waxaa siweyn u socnaya howl-galo baxad leh oo ay wadaan Ciidamada Maamulka Gobalka Hiiraan oo Garbsanaya kuwa Dowlad...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in uu waqtigeeda dhamaaday Dowladda Federaalka
Sabti, April 28 2007(HOL): Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan oo haatan ku sugan magaalada Asmara ee dalka Erete...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka oo howlgallo nabad-sugid ah ka bilaabay Magaalada Muqdisho
Sabti, April 28 2007(HOL): Ciidamada Booliska iyo kuwa Mileteriga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la arkayay iyagoo howlgallo nabad sugid a...
Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere oo loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Magaalada Muqdisho
Khamiis, April 26 2007(HOL): Guddoomiyihii hore ee Gobolka Shabeelada Dhexe Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa loo magacaabay Guddoomiyaha Gob...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne Yuusuf oo sheegay in ay la hadlayaan cid kasta oo aan Dagaal wax ku dooneyn
Sabti, April 28 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federeraalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo maanta shir jaraa'id ku qabtay Xarunta Villa Somalia...
Warkii oo dhan »
Guddiga ganacsatada gobolka Banadir iyo Ciidamada Booliiska gobolka oo maanta kulmay
Jimco, April 27 (HOL) - Guddiga gacasatada goblka Banaadir ayaa maanta kulan ballaaran la yeeshay saraakiisha ciidamada Booliiska gobolka Banaadir. &n...
Warkii oo dhan »
Magaalada Muqdisha oo maanta daganeyd, iyo boob ka dhacay qeybo katirsan Magaalada
Jimco, April 27 (HOL) - Xaaladda magaalada Muqdisha ee xarunta dalka Soomaaliya ayaa maanta daganeyd iyadoo dhagaha dadweynaha ku dhaqan magaalada aan...
Warkii oo dhan »
Ciidamada dowladda federalka oo howl-gal hub lagu baarayo ka bilaabay goobihii ay la wareegeen
Jimco, 27, Apri. 2007 (HOL) Ciidamada Dowlada Federaalka iyo Cutubyo ka Tirsan kuwa Xukumada Itoobiya ayaa bilaabay baaritaano lagu baadi goobay...
Warkii oo dhan »