Wararka Maanta
Ciidamada dowladda federalka oo lagu eedeeyey in ay qalab ka qaateen goobo ay gacanta ku dhigeen
Jimco, 27, Apri. 2007 (HOL) Ciidamada Dowlada Federaalka oo garab-sanaya kuwa Xukuumada ay saaxiibka dhaw yihiin ee Itoobiya ayaa Maalintii shal...
Warkii oo dhan »
Dagaal laysku adeegsaday hub culus oo goor dhaweyd ka dhacay xaafadda Bar-Muuda
Khamiis, 26, Apri. 2007 (HOL) Wararka ka soo baxaya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Goor dhaw mar kaliya la maqlay dhawaaqa Rasaasta Cu...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya oo goor dhaw la wareegay gacan ku heynta Ex Control
Khamiis, April 26 (HOL) - Ciidamada Itoobiya ayaa waxa ay goor dhaweyd la wareegeen gacan ku heynta deegaanka Ex Control Balcad ee degmada Huriw...
Warkii oo dhan »
Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka oo suxufiyiin ku soo wareejiyay goobo ay qabsadeen Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya
Khamiis, April 26 2007(HOL): Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Salaad Cali Jeelle ayaa maanta saxafiyiin...
Warkii oo dhan »
Boqorka Sacuudiga oo ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya Muqdisho in ay Dagaalka joojiyaan, kadibna wada hadlaan
Khamiis, April 26 2007(HOL): Boqorka Dalka Sacuudiga Boqor Cabdalla Bin Cabdul Casiis ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Muqdisho i...
Warkii oo dhan »
Dagaal kii ugu xoogganaa oo maanta Muqdisho ka dhacay
Khamiis, April 26 2007(HOL): Dagaal kii ugu xoogganaa oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magaalada Muq...
Warkii oo dhan »
Ra'iisal Wasaare Geedi oo sheegay in ay soo af-jarmeen Dagaalladii Muqdisho
Khamiis, April 26 2007(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi oo shir jaraa'id ku qabtay hoygiisa Magaalad...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya ee ku sugan duleeka Magaalada B/Weyn oo mar kale qabtay hub iyo rasaas lagu sii waday magaalada Muqdisho
Khamiis, 26, Apri. 2007 (HOL) Ciidamda Itoobiya ee Fadhigoodu yahay deegaanka Jante-guudisho ayaa mar kale gacanta ku dhigay hub iyo Rasaa...
Warkii oo dhan »
Ciidamada itoobiya oo la wareegay goobo hor leh iyo R/Wasaare Geedi oo arrintaasi ka hadlay
Khamiis, April 26 (HOL) - Waxaa wali magaalada Muqdisho ka soconaya dagaallo xooggan oo u dhexeeya dhinacyada ku lagdamaya magaalada in kastoo ay...
Warkii oo dhan »
Wadahadalladi maanta ee xabad joojinta oo natijo la’aan ku dhamaaday Iyo Dagaallo xoogan oo dib uga billaawday Muqdisha.
Arboco, April 25 (HOL) - Kulan waan waan ahaa oo lagu doonayay in lagu qaboojiyo dagaallada ka soconaya magaalada Muqdisha oo ay maanta Hotel-ka Saxaf...
Warkii oo dhan »