Wararka Maanta

DUQEYNTA MAGAALADA MUQDISHO OO LAGU TILMAAMAY IN AY LA MID  TAHAY TII 30KII BISHII MARSO KA DHACAY MAGAALADA MUQDISHU

DUQEYNTA MAGAALADA MUQDISHO OO LAGU TILMAAMAY IN AY LA MID TAHAY TII 30KII BISHII MARSO KA DHACAY MAGAALADA MUQDISHU

APR 21, 2007

Sabti, 21, Apri. 2007 (HOL)  Wararkii ugu danbeeyay ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta duqeyn xoog leh ay u geyteen Magaalada Madaafii...

Warkii oo dhan »
WASIIRKA GADIIDKA CIRKA IYO DHULKA EE DOWLADA FEDERAALKA OO BEENIYAY IN DOWLAD FEDERAALKU XAYIRTA SIDII LOO GAR GAARI LAHAA DADKA BARAKACAY.

WASIIRKA GADIIDKA CIRKA IYO DHULKA EE DOWLADA FEDERAALKA OO BEENIYAY IN DOWLAD FEDERAALKU XAYIRTA SIDII LOO GAR GAARI LAHAA DADKA BARAKACAY.

APR 21, 2007

Sabti, 21, Apri. 2007 (HOL) Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee Dowlada federaalka Soomaaliya Max'ed Ibraahim Xaabsade oo ka jawaabay Eedeyn loo s...

Warkii oo dhan »
DAGAALADII MUQDISHO OO HALKOODII KA SII SOCDA IYADA OO WALI DHINACYADA IS HAYA AYSAN WAX NATIIJO AH GAARIN.

DAGAALADII MUQDISHO OO HALKOODII KA SII SOCDA IYADA OO WALI DHINACYADA IS HAYA AYSAN WAX NATIIJO AH GAARIN.

APR 21, 2007

Sabti,  21, Apri. 2007 (HOL) Wararka ka soo Baxaya Caasimada Muqdisho ee Dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in Maalintii sadaxaad wali Magaaladu ay k...

Warkii oo dhan »
DAGAAL CULUS OO WALI KA SII SOCDA CAASIMADA MUQDISHO IYO WALIBA BEESHA HAWIYE OO SHEEGTAY IN JABTAY XABAD JOOJINTII  HORAY LOOGU BALAMAY.

DAGAAL CULUS OO WALI KA SII SOCDA CAASIMADA MUQDISHO IYO WALIBA BEESHA HAWIYE OO SHEEGTAY IN JABTAY XABAD JOOJINTII HORAY LOOGU BALAMAY.

APR 20, 2007

Jimco, 20 April. (HOL) Waxaa sii xoogeytay Maalintii labaad Dagaalka u dhaxeeya Ciidamada Itoobiya ee Taageeraya kuwa Dowlada Federaalka iyo waliba ko...

Warkii oo dhan »
Dadaallada Nabadeed iyo Dagaallada is-barbar socda ee Muqdisho maxay ka badali karaan dareenka Shacabka?

Dadaallada Nabadeed iyo Dagaallada is-barbar socda ee Muqdisho maxay ka badali karaan dareenka Shacabka?

APR 19, 2007

Khamiis, 19. April. 2007 (HOL) Dalka Soomaaliya waqtigan marka la eego waa mid lugaha la galay Marxalad ka duwan kuwii horay u soo maray, gaar ahaa ma...

Warkii oo dhan »
Hoggaamiyayaal Soomaali ah oo ugu baaqay Itoobiya in ay Ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya

Hoggaamiyayaal Soomaali ah oo ugu baaqay Itoobiya in ay Ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya

APR 19, 2007

 Khamiis, April 19 2007(HOL): Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan, Guddoomiyaha Maxkamadihii Islaamka Shiikh...

Warkii oo dhan »
Dadkii Muqdisho ka Qaxay oo Qarax looga daba geeyay Deegaanka Lafoole

Dadkii Muqdisho ka Qaxay oo Qarax looga daba geeyay Deegaanka Lafoole

APR 19, 2007

Khamiis, April 19, 2007(HOL): Gaari Ural ah oo ay wateen Ciidamo Itoobiyaan ah oo marayay Deegaanka Lafoole ayaa la qarxiyay, waxaana halkaas ku dhint...

Warkii oo dhan »
Odayaasha Beesha Hawiye oo Saraakiisha Ciidamada Itoobiya ku eedeeyay in ay jebiyeen Heshiis xabad-joojin ah oo ay wada gaareen

Odayaasha Beesha Hawiye oo Saraakiisha Ciidamada Itoobiya ku eedeeyay in ay jebiyeen Heshiis xabad-joojin ah oo ay wada gaareen

APR 19, 2007

Khamiis, April 19 2007(HOL): Odayaasha Beesha Hawiye ee wada hadalka la lahaa Saraakiisha Ciidamada Itoobiyaanka ah ee Muqdisho ku sugan ayaa ku eedee...

Warkii oo dhan »
Baydhabo oo Bandow lagu soo rogay

Baydhabo oo Bandow lagu soo rogay

APR 19, 2007

Khamiis, April 19, 2007(HOL): Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa habeenkii xalay ahaa waxay ku waabariisatay bandow uu ku soo rogay maamulka Gobol...

Warkii oo dhan »
Dagaal ka qarxay Xaafadda Fagax ee Degmada Yaaqshiid

Dagaal ka qarxay Xaafadda Fagax ee Degmada Yaaqshiid

APR 19, 2007

Khamiis, April 19 2007(HOL): Dagaal aad u culus oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa uu ka bilowday Deegaanka Fagax ee Degm...

Warkii oo dhan »