Wararka Maanta
SAFIIRKA DOWLADA YAMAN EE SOOMAALIYA OO BEENIYAY IN DALKA YAMAN AY GAAREEN CIIDAMO ITOOBIYAAN AH OO KA SOO BAXSADAY DAGAALKA MUQDISHO
Isniin, 23, Apri. 2007 (HOL) Safiirka Dowlada Yaman u qaabilsan Dalka Soomaaliya Axmed Xaamid Cumar oo la hadlay Qalabka warbaahinta ayaa arin waxba k...
Warkii oo dhan »
R/IISUL WASAARE GEEDI OO SHEEGAY IN DAGAAL KII UGU CUSLAA MAANTA UU KA DHACAY CAASIMADA MUQDISHO CIIDAMADA DOWLADUNA GUULO GAAREEN.
Isniin, 23, Apri. 2007 (HOL) R/Iisul Wasaare Cali Max'ed Geedi oo Maanta Shir'aaid ku Qabtay Caasimada Muqdisho ayaa sheegay in Maanta Magaalada...
Warkii oo dhan »
Dagaal xoogan oo ka qarxay magaalada Kismayo
Isniin, April 23 (HOL) - Wararka ka immaanaya magaalada Kismayo ayaa sheegaya in dagaal halkaas ku dhexmarayo laba beelood oo ka wada tirsan ciidanka ...
Warkii oo dhan »
DAGAALO CULUS OO LAYSKU AADEEG SANAYO NUUCYADA HUBKA IYO WALIBA MADAAFIIC CULUS OO WALI KA SOCDA CAASIMADA MUQDIHSO.
Isniin, 23, Apr. 2007 (HOL) Maalintii shanaad oo xiriir ah ayaa waxaa sii xoogeysaya Dagaal Qaraar oo u dhaxeeya Ciidamada Dowlada Itoobiya ...
Warkii oo dhan »
BAARITAANA AY SAMEEYEEN CIIDAMADA UGANDA IYO KUWA DOWLADA FEDERAALKA OO LAGU SOO QABTAY ILAA 700 OO ISUGU JIRA MIINOOYIN IYO WALIB WAX YAABAHA QARXA.
Axad, 22, Apri. 2007 (HOL) Shir Ja'raaid oo ay si wada jir ah u qabteen Wasiirka Arimaha Gudaha iyo ku-xegeenka Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga...
Warkii oo dhan »
DOWLADA ERITREA OO SHEEGTAY IN AY ISAGA BAXDAY URUR GOBALEEDKA IGAD.
Axad, 22, Apil. 2007 (HOL) Warka soo Baxay Wasaarada Arimaha Dibada ee Dalka Eritrea ayaa lagu sheegay in Xukuuda Eritrea isaga Baxday Urur Goba...
Warkii oo dhan »
BEESHA HAWIYE OO SHEEGTAY IN LA LA SOO SAMEEYAY XIRIIR XABAD JOOJIN AH XILI DAGALADII MUQDISHO AY HALKOODII KA SII SOCDAAN.
Axad, 22, Apr. 2007 (HOL) Afahayeeno u hadlay Beesha Hawiye oo ah garabka sheegta in ay ka soo horjeeda ciidamada Itoobiya ayaa war ay soo saareen wax...
Warkii oo dhan »
Dagaal culus oo maalintii afraad ka socda magaalada Muqdishu
Axad, April 22 (HOL) - Wararka ka naga soo gaarayo magaalada Muqdishu ayaa sheegay in dagaalo culus ay halkaas ka socdaan maalintii afraad. Goobaha ay...
Warkii oo dhan »
Ku xigeenkii duqa magaalada oo geeriyooday
Saturday, April 21, 2007 Danjiraha Somalia ee magaalada Nairobi, Maxamed Cali Americo, ayaa BBC-da u xaqiijiyay in Ku xigeenkii Duqa magaalada ...
Warkii oo dhan »
R/WASAARE CALI MAX'ED GEEDI OO SHEEGAY IN DAGALADA MUQDISHO LA SII WADI DOONO.
Sabati, 21, Apri. 2007 (HOL) R/Wasaaraha Dowlada Federaalka Cali Max'ed Geedi oo la hadlay Qaar ka mid qalabka Warbaahinta Gudaha ayaa sheegay i...
Warkii oo dhan »